
Abdullahi Farah Mire
@AF_Mire • 8,569 subscribers
Member of Somali Federal Parliament @Golaha_shac_JFS| Head of parliamentary sub-committee of Education| Former Commissioner @PECPuntland| EduLeader
Videos

سوداناً حراً أبياً، نباهي به الأمم. #السودان_ينتصر
Abdullahi Farah Mire58,334 görüntüleme • 1 yıl önce

Dhabta kharaari waa in intii dagaalka ka dhanka ah Daacish socday, meeshii tageero laga dhawraayey Madaxweyne Xasan Sheekh, waxa uu ku abaal mariyey masuuliin ka soo Puntland oo isagu magacaabay, saaxiibna la ah, oo meleyshiyaad beeleed urursaday in uu Biometric ga ciidanka xoogga dalka Soomaaliya u mariyo meleyshiyaadka colooshood u shaqaystayaasha ah. Waxaa loo bilaabay mushaar ay fadhigooda ku qaadanayaan, ayana ka qatanyihiin ciidanka Macawsleyda Khawaarijta la dagaalamaya. Yoolka falkaan guracanna waa xagal daacinta dagaalka lagula jiro Daacish iyo in Puntland khalkhal laga abuuro.
Abdullahi Farah Mire13,397 görüntüleme • 1 yıl önce
Daha fazla içerik yok.