
Cabdiraxmaan Cirro
@Abdirahmanirro • 87,492 subscribers
6th President of the Republic of Somaliland.
Videos

My remarks at the sidelines dinner of the World Economic Forum in Davos, Switzerland.
Cabdiraxmaan Cirro90,955 görüntüleme • 6 ay önce

At the World Economic Forum, I conveyed to global leaders and representatives that, for 34 years, the Republic of Somaliland has fulfilled the criteria for international recognition and continues to exemplify peace, stability, and credible investment opportunities.
Cabdiraxmaan Cirro55,332 görüntüleme • 6 ay önce

Dhammaanteen waa aynnu guulaysannay, Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa guulaystay, Madaxweyne Biixi ayaa guulaystay oo shaqadiisii ballaadhnayd ee doorashada iyo waajibkiisii dastuuriga ahaa si qurux iyo wanaag ku jiro u gutay. Ma jirto annaga iyo idinka, ee maanta hadalkeennu waa ‘Innaga’ waa muwaadiniinta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo midaysan. Somaliland ha guuleysato
Cabdiraxmaan Cirro80,220 görüntüleme • 1 yıl önce

Shacabkaygow, waxa aan idinka mahadnaqayaa sidii baaxadda lahayd ee aad cududdiinna noogu garab joogsateen maalmihii Ololaha, waxaana si weyn ii dhiirrigelinayey tamartii, xiisihii & ilbaxnimadii mucjisada ku noqotay fagaarayaasha ololaha ee aad garabka ku siiseen geeddiga isbeddel doonka ee dalkan Jamhuuriyadda Somaliland. Muwaadin, Xisbiga WADDANI & dhammaan isbeddel-doonkuba waxa ay kaaga mahadcelinayaan cuddudda aad ugu hiilsay maalmihii Ololaha & codka aad libinta ku siin doonto maalmaha dhow. WADDANI; Wadajir & Waxqabad 🟧
Cabdiraxmaan Cirro53,796 görüntüleme • 1 yıl önce

Muwaadin codkaagu waa u muhiim horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ay higsaneyno, codkaagu waa u muhiim daryeelka dadkeenna nugul, codkaagu waa u muhiim ilaalinta danaha Qarankeenna, codkaagu waa u muhiim kobcinta dhaqaalaheenna hagaasay, codkaagu waa u muhiiim isbddel kheyr qaba oo aynu ku badhaadhno. Muwaadin u codee isbeddelka, oo codkaagaana sii 🟧🟧
Cabdiraxmaan Cirro46,914 görüntüleme • 1 yıl önce

Walaalayaal, Xisbi ahaan waxa naga go’an oo ajende noo ah, in aan xoojinno Qarannimada, ilaalinno jiritaanka dhuleed ee Jamhuuriyadda Somaliland, la adkeeyo wada-jirka & isku duubnida bulshada oo bud-dhig u noqoneysa Qaran taaba-gala oo aan hagaasin, Qaran qab leh oo aanay dadkiisu madaxa foorarin, Qaran quruumaha dunida qeyb ka noqda, Qaran taaba-geliya dhammaan himilooyinkii ay ummadani leedahay.
Cabdiraxmaan Cirro31,657 görüntüleme • 2 yıl önce

Saaka, waxa aan u jiheystay Degmada facaweyn ee Sallaxley
Cabdiraxmaan Cirro15,344 görüntüleme • 1 yıl önce
Daha fazla içerik yok.