
Mideeye
@AliA68068 • 2,464 subscribers
Studied Economics and Business Administration (Bachelor’s) at Mu’tah University 📍Jordan 👨🏽🎓✉️➡️Soon-to-be Politician 🇸🇴🇹🇷🇵🇰🇸🇦
Videos

Garoonka diyaaradaha Boosaaso ayaa ayeey ka kacaan diyaaradaha Sudan laga duqeeyo horta reer Puntland sidaas ma ogyihiin haddii ayanan ogeyn bal ogaada duqeynta Sudan ku socota waxaa gaashaan u ah Deni maku celiyaa haa Deni. Taariikhda iyadaa dib isu qoreysa Sudan mar waxay aheyd wadanka Soomaali u roon iyadoo aan marnaba kala saarin waxbarashada iyo soo dhaweynta aan u kala hari jirin maantana waa kaa dalkii Soomaali abaalgashtay waxa loogu badalay. Kollay reer Puntland warkaa kuma farxi doonaan oo waayo dadku isku caqli iyo isku aragti maaha laakiin hoggaankiinii ayaa sidaa gartay shaahba ha u geeyee allow alle. Maalin baa dhici doonta oo Lagu ciqaabi doono shaqsi shaqsi faldanbiyeedkaas Lagu galay Magaca Soomaaliyeed. ✍🏽
Mideeye16,091 views • 1 year ago
No more content to load
