
๐ฌ. ๐๐๐ถ๐๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐๐ถ๐ธ๐ .๐ฅ๐ต.๐ฎ๐ธ๐ดโ
@Araweelo2009 โข 5,457 subscribers
Abkuu doono ha sheegto eโ Wuxuunba ehel ii ah Dad ninkaan af-aqaanee Si wax iila arkaayee Na midayso ujeeddoโand Mom๐ซHealthcarework & Social Activist.JB-S๐ธ๐ด
Shorts
Videos

Xamar san baa ka jirto xita biladanimada ma yaqanan qof wajikisa la dubayo bila sharci waye dalka waxi la rabo ba laku sameynaaya shacabka dhalinyaro mel kubaad ku ciyareyso ba la so qab qabsanaya omg๐คฆ๐ฝโโ๏ธ Xita haday danbi way galen la leyahay why video loga dubaya? Why lo jir dilaya๐ฐ
๐ฌ. ๐๐๐ถ๐๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐๐ถ๐ธ๐ .๐ฅ๐ต.๐ฎ๐ธ๐ดโ54,599 views โข 6 months ago

Ceeb iyo foolxumo ka weyn ma jirto in qabiil dhan lagu soo qoro Somaliyeed Space. Taasi waa kala fogeyn iyo isku dirid shacab. Sannadka 2026, Space-ku wuxuu isu beddelay TikTok mic ๐ค lagu kala qaato, halkaas oo cay iyo qabiil-caay si joogto ah uga dhacayaan. Ma aha wax hore loogu bartay . Twitter Space. Waxa ka sii daran in odaykan weyn, u Raโiisul Wasaare Hamza Cabdi Barre, ku caayo laguna gafayo. Arrintaasi waxay si toos ah u kala fogeynaysaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya. Sidoo kale, Hamza Abdi Barre waa laku caayaay oo si cad ayaa loogu gefayaa, halka Axmed Madoobe, oo 16 sano hal magaalo fadhiyay, dadki reer Jubbalandna kala dilay, haddana loo arko ama isu haysto inuu yahay Madaxweyne weyn. Ahmed madobe mahan Sharci mana haysto mana ahan M/ wayne waxa mesha ku haysto Kenya ๐ฐ๐ช halka magalo Kismayo wana arin siyasaded oo ah danaaha Kenya ๐ฐ๐ช waxay rabta Kenya inay Kismaayo xog ku qato xiligey donta ha garte. Sowa dulmile mahan #Hassan_Keynan inu pm hamza cayo ahmed madobe aminsanyahay inu yahay nin sharci ku tagan? Bal dulmiga intaas leโeg eeg.!๐ค
Daleys โ10,586 views โข 8 months ago
No more content to load

