
𝒬. 𝒜𝓇𝒶𝓌𝑒𝑒𝓁𝑜 𝐿𝑒𝑔𝒶𝒸𝓎 .𝒥𝐵.𝒮🇸🇴☆
@Araweelo2009 • 5,457 subscribers
Abkuu doono ha sheegto e” Wuxuunba ehel ii ah Dad ninkaan af-aqaanee Si wax iila arkaayee Na midayso ujeeddo”and Mom🫂Healthcarework & Social Activist.JB-S🇸🇴
Shorts
Videos

Xamar san baa ka jirto xita biladanimada ma yaqanan qof wajikisa la dubayo bila sharci waye dalka waxi la rabo ba laku sameynaaya shacabka dhalinyaro mel kubaad ku ciyareyso ba la so qab qabsanaya omg🤦🏽♀️ Xita haday danbi way galen la leyahay why video loga dubaya? Why lo jir dilaya😰
𝒬. 𝒜𝓇𝒶𝓌𝑒𝑒𝓁𝑜 𝐿𝑒𝑔𝒶𝒸𝓎 .𝒥𝐵.𝒮🇸🇴☆54,599 просмотров • 6 месяцев назад

They’re jealous we don’t care who hate us. Thank you for your support and love.💙
𝒜𝑀𝒜𝐿 𝒜𝑅𝒜𝒲𝐸𝐸𝐿𝒪 𝐿𝐸𝒢𝒜𝒞𝒴 𝒥𝐵 𝒮 ☆10,127 просмотров • 3 месяцев назад

Ceeb iyo foolxumo ka weyn ma jirto in qabiil dhan lagu soo qoro Somaliyeed Space. Taasi waa kala fogeyn iyo isku dirid shacab. Sannadka 2026, Space-ku wuxuu isu beddelay TikTok mic 🎤 lagu kala qaato, halkaas oo cay iyo qabiil-caay si joogto ah uga dhacayaan. Ma aha wax hore loogu bartay . Twitter Space. Waxa ka sii daran in odaykan weyn, u Ra’iisul Wasaare Hamza Cabdi Barre, ku caayo laguna gafayo. Arrintaasi waxay si toos ah u kala fogeynaysaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya. Sidoo kale, Hamza Abdi Barre waa laku caayaay oo si cad ayaa loogu gefayaa, halka Axmed Madoobe, oo 16 sano hal magaalo fadhiyay, dadki reer Jubbalandna kala dilay, haddana loo arko ama isu haysto inuu yahay Madaxweyne weyn. Ahmed madobe mahan Sharci mana haysto mana ahan M/ wayne waxa mesha ku haysto Kenya 🇰🇪 halka magalo Kismayo wana arin siyasaded oo ah danaaha Kenya 🇰🇪 waxay rabta Kenya inay Kismaayo xog ku qato xiligey donta ha garte. Sowa dulmile mahan #Hassan_Keynan inu pm hamza cayo ahmed madobe aminsanyahay inu yahay nin sharci ku tagan? Bal dulmiga intaas le’eg eeg.!🤔
Daleys ☆10,586 просмотров • 8 месяцев назад

#UAE 🇦🇪 🛑👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽 Cabdiraxmaan Cirro .
Q. Araweelo Legacy of Adal Empire.JB.S🇸🇴☆12,029 просмотров • 1 год назад
Больше нет контента для загрузки