Mohamed Yusuf Bakayle's banner
Mohamed Yusuf Bakayle's profile picture

Mohamed Yusuf Bakayle

@MoBakayle29,846 subscribers

Shorts

Fihiima Quuje markay ka degtay Hargeysa, Gud. Faratoon ayaa calanka Somaliland huwiyay.

24,254 views

Somaliland: 24-ka saacadood ee soo socda ayaa la filayaa inay samayso dhaqdhaqaaqyo dublomaasiyadeed oo waaweyn; waxaa-na jira suuragalnimada xoggo sheegaya inay dalal kale garawshiiyo uga helayso qadiyadeeda ictiraaf raadinta.

16,577 views

Muxuu dareemayaa wiilka Samaroon ee Aabihii & Adeerkii inta kooxdaasi dishay [SNM] loo sheegay in waxaas laga heshiiyay oo la noqday Qaran la yidhaahdo Somaliland ee maanta lagaga dul niikinayo heeso lagu sharfayo dhashii Jabhaddaas.? Anaka [Wiilka reer sh Isaxaaq] waxaa naloo sheegay in SNM faqash naga xoreysay oo waxaanu dugsanaynaa taariikhdaas haba laga dhaxlo go'doonka dhawr iyo soddon sanno jirsaday oo dhalintu ku mustaqbal beeshay e, Muxu dugsanayaa wiilka Samaroon.!?

21,108 views

Korneyl Biixi wuxu yidhi "Igu doorta difaaca Qaranka."

13,352 views

Saamaynta xun ee ay dagaalada sokeeye ka dhaxleen ubadkeenu. - Halkani waa Ceerigaabo.

11,254 views

Videos

The Armed Forces of the Federal Government of Somalia suffocating a captured member of Alshabaab with a plastic bag.!
0:31

Sensitive content

This media may contain sensitive content.

MoBakayle's profile picture

Ha ciyaanee.!

Mohamed Yusuf Bakayle

14,752 views • 2 months ago