
Omar Salah
@OmarSalah7b • 6,440 subscribers
Garaadtooyo,Student of History-Context is everything,SpacesHost📲From SSC🐎 Togdheer,Hawd & Reserve Area🏜️|🇸🇴|🇬🇶🌍History of-1821-1891-1921-1991-2026.
Shorts
Videos

#Taariikhxumada Garxejis📜📑 Wlhi waan qoslaa markaan arko qof Garxejisa Oo iga difaacaya raggi shalay maydkooda iyo maxaabiistooda intaan wadhay iyana ayku diganayeen,cajiib!💯 Ninka waranka kugu dhufta iyo ka kugu liiliijiya ka kugu liiliijiyaa daran Sultan Abdikariim (Waayo-Arag) 👇🏻 👇🏻
Omar Salah29,153 просмотров • 23 дней назад

1989,This is Siad Barre saying that the SNM is A terrorist secessionist rebel And not fighting for the Somali great unity, thats true &Siad Barre was correct! Next clip: Warlord Muse bihi promoting somali unity And denying SNM wants secessionism ideology⚠️ AUN Indheer-Garad.✍🏻
Omar Salah24,230 просмотров • 1 месяц назад

Aabeheed iyo walaalkeedbaa 3sano kufsanayey Gabadheeda oo is ogaa, kadibna odaygiibaa uureeyey gabadhii uu Awoowga u ahaa----😭انا لله وانا اليه راجعو kuwaasaa raba inay cidkale ceeb marmariyaan Afkeeday kala haysan waydee, X waa laga qixidoonaa qaybta 1'aad👇🏻
Omar Salah22,179 просмотров • 2 месяцев назад

Masaakiintii oo ku faraxsan in Omar Salah lasoo duubay😂😂 Gaboose soodhigdee iidoorti oodhan waaku sugayaane kkk sidoo kale wxay ka cabanayaan laangaabnimo weyn oo dhanka X Spaces-kaa very sorry😭😭 "maanaa iidoor idinka dhigay ehelna aan haysan~Cali Dhuux! Ultra Qalas🦁
Omar Salah16,560 просмотров • 1 месяц назад

Ninkii laftagareen Oo Nairobi dubnad iskaga ciyaaraya,aduun 😂
Omar Salah27,983 просмотров • 4 месяцев назад

Garaad jamac Garaad Ismaciil Ayaaka tacsiyeeyey dhibkii ka dhacay magaalada Adhicadeye io Guud ahaan beesha Fiqishini. wxaan kudarayaa maamulka & beesha jaamac siyaadba inay sida ugu adag uxaliyaan Arintaa mar dambena aysan soo noqon wxaasoo kale.!!! Aun dadkaa ehelkaa.
Omar Salah10,558 просмотров • 1 месяц назад

Qodobka kamida waxyaalaha aysan weligood u heshiindoonin siyaasadda beelaha Daaroodka waqooyi iyo beelaha iidoor iwm. 12"sano kahor wxaa hadalkan yidhi Siyaasi Ali Gurey oo kasoo Beesha Isaaq xiligaa raga halkan idiinka muuqdaa dhamaantood waxay islahaayeen iidoor waxla dhista.!
Omar Salah10,912 просмотров • 1 месяц назад

Eid mubarak #LaasCaanooD🎇 Northeastern State House Somalia✨🇸🇴 Sidoo kale ciid wanaagsan Dhamaan Akhyaarta barta X.ka.
Omar Salah14,027 просмотров • 2 месяцев назад

Ducadii ugu mudnayd ee saaka katimaada Carro iidoor waatan Alle haka Aqbalo Gabadhaa💯:.. أليس منكم رجل رشيد؟ yaa iidoor-
Omar Salah12,033 просмотров • 2 месяцев назад

Bal intixaanka iyo bahdilka Deni baday dhalinyaradii Pl eega,yaab kan u hanjabayaa waa yusra oo 2023kii basaas noo ahaa. 😂😂
Omar Salah11,220 просмотров • 2 месяцев назад

Belo kuciyaadhay war labada boqor maad kala qabataan😃😃 meeshan x waa lagu ceeboobaa wlhi hadaad hadalka badsato‼️
Omar Salah12,086 просмотров • 2 месяцев назад

🔴#BreakingNews🔺--Ciidamo kasoo gadooday Pl iyo buuraha calmiskaad oo ujihaystay xagaa Waqooyi Bari iyo Laascaanood, si ay isaga diiwaan geliyaan SNA iyo ciidamada gaarkaa Ee W.Bari ciidamadan Oo hadaa kagudbay G.Sanaag ayaa kasoo kala jeeda Beelaha Harti Ee Gobolka Bari💯
Omar Salah15,278 просмотров • 4 месяцев назад

Allaylehe maantay dowladnimo ku cadaatay wax Hawiye lagu sheeg-sheegaba! SOMALIA🇸🇴 mar haddii shacabkii reer KG sidan usoodhowaynayaan SNA iyo DFSomalia sawiraddii LFGN lagu jeexjeexay Baydhabo mxa diidaya inaan dhamaanteeen DFS kudaba faylno"AMAR Dowlo mudeec.Mission is done✅
Omar Salah14,595 просмотров • 4 месяцев назад

She was arrested today morning Xariifadan saakaa xabsiga la dhigay waa dadkii lacagtii Covid19 Maraykan kadhacay😂 Minneapolis-Muna wais fidhin has been charged in an ten-count indictment with three counts of wire froud four counts of federal programs bribery!!🔴 Muna-participated in an scheme to defraud the USA Federal child nutrition program during the coronavirus/Covid19 Some of that money she spent on the somaliland aka SNM last Election2024 specially waddani party campaing for Cirro tribe👇🏿 According to the Us Department of justice click here👉🏼
Omar Salah28,443 просмотров • 11 месяцев назад

Welcome to the birth place of Somali-nation State #LasAnod Sool,NorthEastern State of🔵🇸🇴
Omar Salah18,988 просмотров • 6 месяцев назад

Adoonkii Nabiil queen qaawan oo khamri kadhergaybaa halkan ka calaacalaya 9dhaluu cabay🍾 ciyaal tiktok-baa ku ciyaaraya😂
Omar Salah18,278 просмотров • 6 месяцев назад

Kala wareegu waa baddaa kkk halkan lafteeda kala wareegbaa kadhacay #Allowdhowr wuxuu taaganyahay"Deni iyo Hassan, hassanba noo risk yar😂😂😂" wxy kaloo ogaadeen inuusan Deni D5-kakale ka celin karin💯 bal sawiro Deni oo madaxwynaa F16 haysta Hargeysa waaa🔥😅
Omar Salah13,645 просмотров • 5 месяцев назад
