
Drs Xurmo Guray.
@XurmoXamdi • 3,433 subscribers
hadad tabacdid doolar, diinar iyo geel tigaad daaqa, doonistaada oo idil hadad daruurahaas gaadhid..................
Videos

Laba jeerba bal halkaan ufiirso. xanuunkii dadka soomaaliyeed hayay ee khatarta ugu wayn ee umada haystay ahaa ayaa su aal nawaydiiyay. waxuu yiri dadka maxaa haya ? mida kale ninka idiin muuqda waa argagixiso marka koobaad fiiri jawiga, siduu uyahay nin aysan aasaar dhib uu kujiro ah aysan ka muuqan, wariyaha waraysanaya sida uu waraysiga eray bixintiisa in uu turjumo ama dadka fahansiiyo ugu dadaalayo. ninowna difaac dowladeed haku xisaabtamin nimankaan dadaal ah waxaa ka muuqda in ay iskaga dhigaan niman nastahan oo dadka kamid ah oo aan cidna dhib ku ahayn, marka kii fadhiyow u istiig caqli iyo cudud waxaad kaga hortagi lahayd, kii taaganowna dhaqaaq. xanuunow buskashadaadii waa dhowdahay.
Drs Xurmo Guray.27,157 次观看 • 1 年前
没有更多内容可加载