
Ali Samatar
@AliSamattar • 7,666 subscribers
Dad, Husband, Journalist Studied Mass Media and financial Control. Interested in Peace and Good Governance.
Shorts
Videos

#DEGDEG Daahir #Calasow oo Afka Furtay Shirqool baa naloo dhigay.
Ali Samatar18,059 просмотров • 19 дней назад

#Cadowga Gudaha ayaan maqli jiray arintan been baan moodaayay iyo Foosto markii hore Warkìi ay daily Mail qortay.‼️ Nin oday ah oo Jaaliyadda minnesota/ minneapolis ka mid ah ayaa igu dhahay Arintu maaha Xagaad moodaysaan Shalay waan qaadan waayay ilaa qirashadan caawa arkay.
Ali Samatar14,578 просмотров • 23 дней назад

Dibaa loo noqonayaa Hargaysa naqbaa ka da'ay oo waa la noqonayaa Gaadhsiya Dhulbahante Fariintan waa qaane😂 Daaqadaha uga tuura.
Ali Samatar22,562 просмотров • 5 месяцев назад

Ciidanka Qalabka sida ee Garbaha Cas ee Amniga Soomaaliya kala wareegaaya #AUSSOM.😂
Ali Samatar18,645 просмотров • 4 месяцев назад

Maxaa Madaxda Loo kala duway.⁉️😂 Mukhtar Alaska wuxuu dhahay Nimankaa Reer Xamar isfahmi maynee Waqooyi hala heshisiiyo.😂
Ali Samatar11,351 просмотров • 4 месяцев назад

#DEGDEG 🚨Garaad Jaamac Garaad Ali Xasan Shiikh Wuxuu naga Raacay Soomaalililand oo aheed midnimo diid.
Ali Samatar11,995 просмотров • 5 месяцев назад

Ugu Danbayn Wadadii Nabada ee ay jeexeen #MW Siciid Deni iyo#Suldaan Siciid Suldaan ayaa lagu doo wada dhaacay waan Bogaadinayaa Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe Colaad Waxay leedahay Dhul waa iyo dad waa Nabada Ninka ku dhiirada ka shaqaynteda waa la caayaa loo gefaa Marka hore
Ali Samatar12,162 просмотров • 5 месяцев назад

Waar hadaam Runta sheegay Soomaaliyeey maxaa laygu mudaharaadayaa.🤣🏃♂️⁉️
Al Samatar12,957 просмотров • 6 месяцев назад

#DEGDEG Xildhibaanada Soomaaliland ee Dawlada Federalka 1960 ayaa #Soomaaliland Xornimo ka qaadatay Ingiriiska Waxaana midoobay labo dawladood oo Koonfur iyo Waqooyi ah. Arintan ayaa u dhacaysa inay Xildhibaanadan Taageersan yihiin Soomaaliland Ictiraafkeeda.
Ali Samatar16,112 просмотров • 10 месяцев назад

Kuwaan Dabadooda Difaacayay baa Halkan Naasaha la dhacaaya Waa Xaal Ina gumeed.😂
Ali Samatar14,733 просмотров • 10 месяцев назад

#BREAKING Wasiirkii Hore ee SSC-Khaatumo hadeerna ah Wasiirka Warfaafinta #Puntland Mudane Najiib Barkhadle H.E. Najib Barkhadle ayaa sheegay inaan la aqoonsan Waqooyi Bari Balse laga Dhigay Gabadh la guurtiray Waa siduu Sheegaye. The Full Interview👉 Daljir Media
Ali Samatar10,500 просмотров • 7 месяцев назад

#DEGDEG Wasiirada iyo Xildhibaanada Sanaag Sool iyo Awdal oo u Jawaabay Xildhibaanadii iyo Wasiiradii Soomaaliland.
Al Samatar10,797 просмотров • 10 месяцев назад