Cali Yare Cali's banner
Cali Yare Cali's profile picture

Cali Yare Cali

@AliYareAli36,106 subscribers

FRM Deputy Mayor of Mogadishu and Cheif of Security and Political affairs | Fmr. Advisor to the Presidency & office SomaliaPM

Shorts

Wasiirka dastuurka iyo cadaaladda "Saraakiishii meelahaan dadka ku baacsan jirtay inaan mudoharaadno noo diidi jirtay, ee dadka dhibi jirtay, furinta ayaan geeynay (aakhiro ayaa loo diray." Ninkaan isaguna waa is dilay dowladiina horay ayuu u sii salfaday hadaanay warkaan raaligelin ka bixin xilkana ka qaadin. Si cad oo aan shabbahaad la galin karin ayuu u sheegay in saraakiishii dalka qaab shirqoolka ah oo ku talogal loo laayay. Ninkani igu gef cad, aflagaado iyo ihaano u geeystay halyeeyadii difaaca qaranka iyo dalka u shahiiday waa inaan looga harin haddii ay dowladnimo iyo damiir jiro. TUHUN MAAHAN EE WAA QIRAAL.

Wasiirka dastuurka iyo cadaaladda "Saraakiishii meelahaan dadka ku baacsan jirtay inaan mudoharaadno noo diidi jirtay, ee dadka dhibi jirtay, furinta ayaan geeynay (aakhiro ayaa loo diray." Ninkaan isaguna waa is dilay dowladiina horay ayuu u sii salfaday hadaanay warkaan raaligelin ka bixin xilkana ka qaadin. Si cad oo aan shabbahaad la galin karin ayuu u sheegay in saraakiishii dalka qaab shirqoolka ah oo ku talogal loo laayay. Ninkani igu gef cad, aflagaado iyo ihaano u geeystay halyeeyadii difaaca qaranka iyo dalka u shahiiday waa inaan looga harin haddii ay dowladnimo iyo damiir jiro. TUHUN MAAHAN EE WAA QIRAAL.

20,571 次观看

War yaa Ilaaheey yaqaan? By: Hassan Sh. Mohamod (2020)

War yaa Ilaaheey yaqaan? By: Hassan Sh. Mohamod (2020)

11,066 次观看

Videos

AliYareAli's profile picture

Walaalaheen reer Waqooyi waa in ay doodda xamilaan runtana ku qancaan. [1] Waa marqaati-madoonto in walaalaheen Reer Waqooyi ay si walaalnimo iyo sharaf leh ay calanka iyo midnimadaba u keenaan Koonfur. [2] Waa xaqiiqo in laga abaal dhacay oo si gunnimo leh loola dhaqmay halkii abaalkooda laga celin lahaa. [3] Dood kama taagna in labadaas qodob ee hore loogu daray in magacii qaranka Soomaaliyeed lagu xasuuqay oo dhibaato nooc kasta leh loo geystay heer loo soo kireeysto calooshood-u-shaqeeystayaal Koonfur Afrika u dhashay. [4] Somaliland/Isaaq, isla intii ay ka cabanayeen. [5] Somaliland/Isaaq, waxeey ka cabanayeen ciidankii qaranka ayaa duqeeyay isla magaaladii Hargeysa 2022 ayayna isla intii Laascaanood ka geysteen kuna xasuuqeen caruur, haween, culumo, abwaano iyo rayidka qeybihiisa kala duwan. [6] Reer Waqooyi/Somaliland/Isaaq waxeey ku doodayeen "waxaan xaq u leenahay inaan is maamulno oo aan aayaheenna ka tashanno isla intii ayay Reer Laascaanood ka diideen, kuna xasuuqeen. [7] Xasuuqii 1988 mid kun u jibbaar kana qaraar badan oo aan qofna la dhaafin ayay Koonfur ka geysteen walaalaheen reer Waqooyi (Mashruuca Alshabaab oo Hargeysa lagu sameeyay 2002 sida uu Godane maqal iyo muuqaal ku sheegay). [8] Haddii ay ku doodaan inama matalaan Godane, Caraale, Afgaan, Nageeye, Sunne, Gamadiid iyo Guuleed Ilkacase innaguna waxaannu miiska soo saaraneeynaa in Maxamed Siyaad Barre, Moorgan, Gaani iyo Cali Samatar iyo Xuseen Kulmiye aanay Koonfur matalin oo ay ahaayeen niman xoog ciidan nagu qabsaday 1969, Koonfur iyo Waqooyi ayayna iskugu jireen raggaasi. [9] Haddii ay walaalaheen Reer Waqooyi/Isaaq ku doodaan; Maxaa Godane iyo kooxda reer Waqooyi ee Koonfur xasuuqa ka geystay kaligood loo soo hadalqaadayaa soow rag reer Koonfur ahi xasuuqa kuma wehliyaan? innaguna waxaan idin kula doodeeynaa soow Muuse Biixi, Maxamed Kaahin, Ismaaciil Cali Obokor, Ina Yoonis Habane, Cirro, Abdirahman Tuur iyaguba kama mid aheyn madaxdii dowladdii milatariga? FG: Iyada oo aan Ilaaheey, nabiga iyo waalidka la caayin, waad na necebtahayna iyo hadallo qiiro jabbaan ahna aan fagaaraha lala imaan dooddan maxaad ku burin kartaan walaalayaal Isaaqoow?

Cali Yare Cali

24,310 次观看 • 11 个月前

AliYareAli's profile picture

Taariikh ahaan Sanbaloolshe abidkiis labo jeer ayuu doorasho madaxweyne codkiisa ka dhiibtay isaga oo xildhibaan ah, labadiiba wuxuu u codeeyay madaxweyne Daarood ah - 2017 oo uu codkiisa siiyay Omar Abdirashid iyo 2022 oo uu codkiisa siiyay Saciid Deni oo ah ninka uu markii labaad dhisi doono 2026 si sy qayaasi karaan inta aqoonta u leh waloow aanu hadda bannaanka is dhigi karin oo uu Hirshabelle u gaatamayo sii 2027 Ra'isalwasaare u qaato. Marka uu Omar Abdirashid codkiisa siinayay 2017-kii Xasan Shiikh ayaa ka dhigay Agaasimaha NISA, safiirka turkiga iyo safiirka Ingiriiska balse nasiib darro waa ku abaaldhacay. Isaga oo intaas og ayuu bixinta wareeysigaan ku dhiirraday August 2019 si uu u qaldo inta aan xogta dalka la socon. Meelaha aanay jirin qof soomaali ah oo Xasan Shiikh ku gaara ayeey kamid tahay markaan arko sida uu u wanaajiyay kooxdii garab-raratada aheeyd ee Daljir iyo Sanbaloolshe oo kale oo ah rag dhowr jeer qayaanay walina uu dhabarka ku wato. Waxaan jeclaan lahaa in wariyihii 5 sano ka hor wareeysigaan qaaday inuu maanta markale wareeysi kasoo qaado oo uu waydiiyo su'aal ah; Hawiye ayaa maanta madaxweyne ah, adiguna waxaad tahay agaasimaha sirdoonka dalka, wuxuuna taageero ka heystaa labo maamul [Hirshabelle iyo Galmudug] Koonfur Galbeed iyo Madaale] waxaa maanta gacantiisa ka maqan Daaroodkii caadiga ahaa ee maxaa maanta loo socon la'yahay Daaroodkii caadiga ahaa la'aantiis hadii la tixraaco wareeysigii aad bixisay 2019?

Cali Yare Cali

20,288 次观看 • 1 年前

没有更多内容可加载