Gaboose's banner
Gaboose's profile picture

Gaboose

@Guntigaab6,075 subscribers

Gunti gaab Reer Galbeed ah | BBB = Badd, Ban iyo Buurlayda |✊🏾06/12/2025🕊️|#AwdalFirst #GadabuursiUghazet|

Shorts

Maxaa ka socda Geerisa, Somaliland? Waxa jira kooxo hubaysan oo aan raalli ka ahayn geeddi-socodka nabadeed ee ay waddaan xukuumadda Somaliland. 24-kii July, maalintii teendhada shirka la geeyey Geerisa, ayay qalalaase ka abuureen deegaanka, halkaas oo ay isku hor yimaadeen Ciidanka Qaranka Somaliland iyo kooxahaas hubaysan. 2-da August Habeenkii Xalay ahaa, oo ku beegnayd aroornimadii maanta ee la furayey Shirka Geerisa, kooxaha hubaysan waxay weerar ka geysteen Aashacado, iyaga oo gubay gaadiid rakaab ah. Dhaawacyadii ayaa loo gudbiyey xadka Jabuuti, halkaas oo ay diyaar ugu ahaayeen gaadiidka gurmadka degdegga ah ee ay bixiyeen Jabuuti iyo Turkiga, kuwaas oo gurmadka ka fuliyey dhinaca Lowyacado. Waxaase ka sii yaab badan in ujeeddada kooxaha hubaysan iyo waxa ay ka biyo diiddan yihiin uu afkooda uga hadlayo Maxamed Darood, isaga oo jooga Hargeysa. Jabuuti iyo Turkigu waxa u jooga gaadiid gurmad caafimaad ah oo diyaar ku ah Lowyacado. Dablayda gaysatay falkaas ila hada ma hadal, lkn Maxamed Darood oo ah nin jooga Hargeysa aya ku hadlay waxa ay daranayd weeraradaas. Dablayda Afkeedi Hargaysa ayaa looga hadlaya. Turkay oo ku jirta gurmadka diyaarka ku ah xududa Xukumada oo muuqalo ku Duubaysa Geerisa Yaab iyo yaab.

21,125 Aufrufe

Laascanood 📍 Waxa ka socota qab qabta qofki 10 litter ku shubta qabta, qofki looga shikiyo inu Haragysa u socdo qabta 🤣 Magaalada waa la is baacsanaya.

Laascanood 📍 Waxa ka socota qab qabta qofki 10 litter ku shubta qabta, qofki looga shikiyo inu Haragysa u socdo qabta 🤣 Magaalada waa la is baacsanaya.

15,290 Aufrufe

Turkish President Recep Tayyip Erdoğan and Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) at Yad Vashem both paying their respects during official visits to Israel.

Turkish President Recep Tayyip Erdoğan and Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) at Yad Vashem both paying their respects during official visits to Israel.

24,165 Aufrufe

Imam Ahmed Guray has returned to where he truly belongs Borama, the beating heart of Awdal and the living heir of the mighty Adal legacy! Ahmed Guray at home 🥳🎉 Taalladi Axmed Guray oo soo gaadhay Magaalada Borama ❤️

20,943 Aufrufe

Videos

Guntigaab's profile picture

Embarrassment never ends with these people humiliating themselves on the world stage at every single opportunity. An Al Jazeera journalist asked Somalia’s State Minister of Foreign Affairs, Ali Balcad, a very clear and direct question about Somaliland’s claims: that Somaliland is more developed, more stable, and has stronger democratic institutions, governance, and systems than Somalia. The question was simple: How do you respond to these claims? Instead of answering any of those points, the minister responded with this: “Somaliland is a British-colonised region consisting of three regions. Isaaq is a tribe in the middle, 40% of the population. The west and the east want Somalia. Somalia has 400 clans.” Not a single sentence addressed the actual question. No answer about: development, stability, democracy, institutions and governance Nothing. Regardless of your view on Somaliland, or whether a country is big or small, internally divided or cohesive, large in number or limited in size, or where it is located, the question was straightforward: 👉 Is Somaliland better than Somalia in these areas, or not? What the minister delivered instead was a baseless demographic rant that neither answers the question nor defends Somalia’s position. It only confused the journalist and embarrassed the audience. Worse, his response ignored reality and well-documented facts on the ground, exposing a clear incapacity to comprehend the political situation he is supposed to represent. Let’s correct a few false narratives he pushed: - “Somaliland is three regions” False. At no point under the British Protectorate, the Somali Republic, or Somaliland has Somaliland ever been a “three-region” entity. Historically and legally, Somaliland has always consisted of six districts inherited from the British, with full constitutional control over five, and partial presence in one Laascaanood district. - Demographics misrepresented. Isaaq communities exist in five out of the six districts, not “in the middle.” Somaliland exercises territorial control over more than 89% of its claimed territory, and Isaaq constitute well over 40% of the total population. But here’s the key point none of this was even asked. The question was not about tribes, not about clan arithmetic, and not about population distribution. The Somaliland case rests on legitimacy, history, inherited borders, and compliance with international norms, alongside the practical reality of a functioning state with elections, institutions, and governance all features of modern statehood. The journalist asked about state performance and governance. The minister replied with tribal talking points. That alone tells you everything. When a foreign minister cannot distinguish between statehood and clanism, between governance and genealogy, the embarrassment is not accidental it is structural. And unfortunately, it is broadcast live to the world.

Gaboose

18,727 Aufrufe • vor 5 Monaten