“Cid waa iga ra’yi duwanaa la leeyahay oo la beegsanayo, oo sidaas daraaddeed loo riixayo xukunka aan hoggaamiyaha ka ahay hoostiisa kama dhici doonto.” Madaxweyne Xasan Sheekh Ballanqaadkaas Madaxweynuhu kama dhabeynin oo Samira Gaid ayaa aragtideeda shaqada looga ceyriyay!