Jeesjeeska intaas le’eg ee gabartan yar uu u geysanayo ninkan isku sheegaya wasiirka wuxuu ka fog yahay anshaxa iyo masuuliyadda laga filayo qof xil sheeganaya.
14,044 次观看
Car Laascaanood ha yimado, hada waxa ay maraysaa car Hargaysa ha yimado, iska suga. Sugaay sugaay