Mohamed Yusuf Bakayle's banner
Mohamed Yusuf Bakayle's profile picture

Mohamed Yusuf Bakayle

@MoBakayle29,292 subscribers

Somali Journalist | Based in DK| Former director at RTN-Tv | Currently Founder and CEO, Bakayle Media. | LFC FAN.🔴⚽️

Shorts

Somaliland: 24-ka saacadood ee soo socda ayaa la filayaa inay samayso dhaqdhaqaaqyo dublomaasiyadeed oo waaweyn; waxaa-na jira suuragalnimada xoggo sheegaya inay dalal kale garawshiiyo uga helayso qadiyadeeda ictiraaf raadinta.

16,534 次观看

Muxuu dareemayaa wiilka Samaroon ee Aabihii & Adeerkii inta kooxdaasi dishay [SNM] loo sheegay in waxaas laga heshiiyay oo la noqday Qaran la yidhaahdo Somaliland ee maanta lagaga dul niikinayo heeso lagu sharfayo dhashii Jabhaddaas.? Anaka [Wiilka reer sh Isaxaaq] waxaa naloo sheegay in SNM faqash naga xoreysay oo waxaanu dugsanaynaa taariikhdaas haba laga dhaxlo go'doonka dhawr iyo soddon sanno jirsaday oo dhalintu ku mustaqbal beeshay e, Muxu dugsanayaa wiilka Samaroon.!?

21,108 次观看

"SSC-Khaatumo waa la aqoonsan yahay..." Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo wefti Wasiiro ah oo Laascanood soo gaadhay.

11,602 次观看

Saamaynta xun ee ay dagaalada sokeeye ka dhaxleen ubadkeenu. - Halkani waa Ceerigaabo.

11,180 次观看

Videos