
G.MulMuli
@Ramadan70530344 • 20,409 subscribers
Accountability & anticorruption emphasis on rule of law good governance stability & growth.Criticism of leadership choices.
Shorts
Videos

Wuxuu ahaa fuley aan xiniyihiisa fuulin wuxuuna ka cararay dalka asagoon waqtigiisa dhameesan Wuxuu magangalsho siyaasadeed weydiistay Cali cabdalle Saalax yemen Yemen marka dagaalo kadhacay Wuxuu hadana magangalyo weydiistay emirates halkaas uu ku baqtiye waxa intaas uu kacararaaye waa wiilal yar yar oo reer koofur Wuxuu dalka keenay ugandese burundi Kenyati iyo itoobiyaan taariilhdaan foosha xunleh waa Waxaad ab iyo isir u leedihiin
G.MulMuli11,787 просмотров • 20 дней назад

Salaad Cali Jeelle ayaa sharxaya sababta Soomaaliya u qaadatay federaalka. Reer Puntland iyo Somaliland ayaa faa’iido badan kahelay qaadashada federaalka. Haddii dib looga noqdo, diyaar u nahay inaan ku noqono nidaamka unitary system. Saad Ridwan Gulled Dek Binanle
G.MulMuli59,485 просмотров • 10 месяцев назад

Children born in the diaspora are now returning to Mogadishu & enjoying their time in the city. This trend is largely attributed to the significant improvements in security. Over the past three years, Mogadishu has not experienced any terrorist incidents, and there have only been three major incidents in the last three years. This progress has contributed to making the city a more peaceful and secure place for both residents and visitors.
G.MulMuli49,195 просмотров • 1 год назад

Waa nasiib daro in Hassan Sheikh Mohamud uu isku laayo wiilal Somaaliyeed muuqaalkaan waa hada iyo daynuunay
G.MulMuli11,272 просмотров • 5 месяцев назад

This is the first time African Union peacekeepers in Somalia are protecting opposition leaders. That alone should send a strong signal. It’s the end of Hassan Sheikh Mohamud political tenure. The next president of Somalia will emerge from members of the Future Council.
G.MulMuli11,150 просмотров • 6 месяцев назад

Dagaalka Argagixisada Puntland kula jirto waxaad modaa in strategy xumo iyo emotions Deni kubilaabay waxaa laga marmaan ah in Dagaalka taageero Dowlada Federalka in lahelo sidee ugu soo dirto Ciidamada danab ugana saacidaan miino baarista iyo dalbashada duqeemaha ciidamo beeleedyo aan tababar heesan wee adkaan dontaa inee Argagixisada ka libin kenaan Allaha u naxariisto Wiilasha kushahiiday difaaca deeganadooda Xildhibaanada iyo wasiiirada Reer Puntland ee Federalka waajib baa kasaaran dadka ee matalaan waxaana qasab ah inaan deni lagu daawan Dagaalka kaligiisa
G.MulMuli17,973 просмотров • 1 год назад