
Mr: Lander
@redsoilman • 5,079 subscribers
Political analyst in Ethiopia & Somaliland | Governance, society, and state-building.| Historian-chronicler.| unapologetic #Somalilander
Videos

Ilmahan yar wuxuu joogaa xaafadiisa Jaamalaaye ee Berbera waxa videogan ka duubayna waa nin wayn oo ka sheeganaya magaalada Berbera. Laamaha amniga ee magaalada Berbera waa inay degdeg u soo qabtaan inan gumeedkan wiilka yar video-ga hanjabaada ah ka duubay.
Mr: Lander 🇭🇺85,158 görüntüleme • 1 yıl önce

Xaaji Biindhe. 🦊🫡 Xaaji Biindhe ninka kaliya ee maalkiisa iyo wakhtigiisa ba u huray difaaca dadkiisa iyo dalkiisa maalmo adagna dadkiisa barbar istaagay. Xaaji Biindhe waa laf dhabarta Ciidamada HJ oo dhan ee #SSB. Taariikh daa baanu ku xusi #Biindhe. 'Gawraarka Cumarkaa Xukuma Galaxyadii buurta." 🫡🫡
Mr: Lander 🇭🇺50,589 görüntüleme • 1 yıl önce

Galbeed ka #Sool iyo bariga #Togdheer. Labo sano ah oo halgan ah waxay xaqiijiyeen in taako dhulkooda ah aan maanta cadow iyo shisheeye toona haysan. Cumar Jibriil waa dawlad. Qaramaynta ciidamada madaniga ah ee Cumar Jibriil, Habar Jeclo, ayaa si toos ah u bilowmay maanta. These men have been stationed on multiple frontlines over the past two years, from Balli Cumar to Goblay, and in their rapid deployments to support Qorulugud and Buqdharkayn. #SSB 🫡🦊
Mr: Lander 🇭🇺50,558 görüntüleme • 1 yıl önce

Bingo. Straight from Villa Somalia. Never again compare independent nation to local administration.
Mr: Lander 🦊🇭🇺🔰15,311 görüntüleme • 8 ay önce
2:10
Sensitive content
This media may contain sensitive content.

#DEGDEG: Cuqaasha Degmada Caynaba ee galbeed Sool ayaa amar ku bixiyay in taliska ciidanka Taliye Mahad Canbaashe laga raro magaalada Oog. Qaranka ciidanka Dhulbahante ha gaysto galbeed ama dee Xudun laakin dhulka Habar jecl noqon maayo meel lagu soo dhuunto.
Mr: Lander 🇭🇺18,689 görüntüleme • 1 yıl önce
Daha fazla içerik yok.