Sheikh Abdi Hersy's banner
Sheikh Abdi Hersy's profile picture

Sheikh Abdi Hersy

@ShAbdiHersy183,186 subscribers

Imam & Scholar. Religion, social & political analyst. MBA, PhD candidate. UMN, WGU & GTF. Y&F: https://t.co/u9yFqbvp5n https://t.co/o4LCFZROpP

Shorts

Cajiib! Bal car Abdirahman Abdishakur wax haka sheego UAE? Hassan Sheikh Mohamud sidoo kale UAE ayaa hoggaanka u haysa. Nin dambiile ah oo xasuuq ka geystay Yemen in Somalia lugu karaameeyo waxay meel ka dhac ku tahay Muslim & biniaadamka.

31,553 Aufrufe

Waryaa Allah yaqaan? Hassan Sheikh Mohamud ma waxaad Dawladnimo kusoo koobtay barakicinta masaakiinta Muqdisho ku nool? Waxaan maqli jiray: Ilaahoow ha nugu sallidin qof aan adiga kaa baqayn annagana aan noo turayn! War odayaasha Reer Muqdishow sidaani si maahee ninka iska qabta.

18,554 Aufrufe

Alxamdulillah. Bisharo hor galo ina cambaashe xeradiisii iyo kaarayaashii gacantaa lugu hayaa. #SSC Guul iyo Gobannimo

30,700 Aufrufe

Videos