
Shafici Shirwa Gul
@shafici_Gul • 8,749 subscribers
Citizen, patriotic , Master of Political Science) International Relations and diplomacy degree,)- Midnimada somalia waa muqadas.(🙌🇸🇴❤️ Unity is future)
Shorts
Videos

Nidaamka federaaliga ah ee dalka ayay Puntland horseed u ahayd kaas oo dawladnimada maanta aan haysano u ah bud-dhig wanaagsan oo ay tahay in lahirgaliyo ama ladhamaystiro inta hartay markastana ay Puntland utaagan tahay taas hirgalinteeda cidkasta oo ka qayb qaadanaysa ama ilaalinaysa nidaamkaas ay garab taagan tahay Puntland, quruxda iyo dawladnimada Puntland ka muuqat maanta waxay ku timid Nidaamka Fedraalka dalka. #PuntlandFirst
Shafici Shirwa Gul11,892 Aufrufe • vor 1 Jahr
Keine weiteren Inhalte verfügbar