sharmake Haydar's banner
sharmake Haydar's profile picture

sharmake Haydar

@sharmake.haydar • 2,882 subscribers

Shorts

Ma rabtaa inaad mustaqbal ka bilowdo Belgium? Horta kan daawo! 🇧🇪✨ ​Ma ku riyoonaysa inaad Belgium u soo guurto, ka baratid, ama ka shaqaysatid, laakiin ma shakisay halkat ka bilaabi lahayd? 🎒✈️ Jidka saxda ah oo aad marto waa ka fudud yahay sida aad u malaynayso! ​Muuqaalkayga cusub ee dheer waxaan ku siinayaa xog iyo macluumaad muhiim ah oo wax walba kuugu qafilmaya. Dhib ma jiro, waa nidaam cad! ​🔗 Ka daawo muuqaalka buuxa kanaalkayga YouTube iyo boggeyga Facebook! (Link-ga wuxuu ku jiraa Bio-ga ama hoos) 👇 ​#Leuven #Belgium #SomaliTiktok #FursadahaBelgique #WaxbarashadaYurub 🇧🇪 MA RABTAA INAAD BELGIUM WAXBARASHO U TIMAADDO? Halkan waxaad ka heli kartaa website-yada rasmiga ah ee jaamacadaha Belgium iyo scholarship-yada. 🎓 Scholarships: - Master Mind: - Erasmus Mundus: - VLIR-UOS: 🏫 Jaamacadaha: - KU Leuven: - Ghent University: - University of Antwerp: - VUB: - Hasselt University: 🛂 Student Visa: 🌍 Macluumaad guud: Fiiro gaar ah: Shuruudaha, waqtiga codsiga iyo scholarship-yadu way kala duwanaan karaan. Had iyo jeer ka hubi website-ka rasmiga ah. Guul ayaan idiin rajaynayaa! 🎓🇧🇪

43,800 Aufrufe