silent_storm 🦅🧡
@silentstrom35 • 55,000 subscribers
Videos
🚨 BREAKING: "Somaliland maaha Soomaaliya." — Senator Ted Cruz. Suaalaha Dooda Senator Ted Cruz ✅ somaliland waxay Dawlad ahayd tan iyo 1991-kii ✅ Doorashooyin dimuqraadi ah oo badan ✅ la Kala-wareegida xukunka oo nabad ah ✅ xidhiidh dhow oo ay la leedahay Taiwan ✅ Shiinuhu wuxuu ka soo horjeedaa madax-bannaanida Somaliland ✅ Waxay aqoonsan tahay Israa’iil ✅ Waxay Maraykanka u soo bandhigaysaa iskaashi diblomaasiyadeed, dhaqaale iyo mid ammaan oo faa’iido leh Yarkiii Ted Cunaha ayuuu qabtay ⚡️ #zakielmi🦅🧡 #somalilandtiktok #madaxweyneciro🧡🦁👑 #somalitiktok12 @UgbaaD aragSan🧡🧡 @QARANKA BARAKAYSAN @khadar Hussein Abdi
silent_storm 🦅🧡71,600 görüntüleme • 3 gün önce
Daha fazla içerik yok.
