
Warsama M.
@warsamohamed84 • 1,025 subscribers
Shorts
Degdeg: dagaal ayaa ka dhacay deegaanka Madax-lagu-xoor ee gobolka Sool. Dagaalka oo u dhexeeya labada beelood ee Jaamac Siyaad iyo Fiqishinni oo deegaanka isku haya ayaa waxa ku geeriyoodey laba nin. Dadka geeriyoodey ayaa waxa ka mid ah ganacsade caan ah oo lagu magacaabo ina Dayib-dheere. Ciidammada qaar iskaga baxay dagaalka ayaa waxa ay galeen degmada Oog. Nabil ali MR: GB Qays 🦌 Ridwan Gulled dibiile
19,571 views