#hormuud

Ciid Mubaarak. Lahjadaha kala duwan ee ay bulshada Soomaaliyeed isku afgarato ayay maamulkeenna iyo shaqaalaheennu idinku leeyihiin ciid wanaagsan. Nabad, farxad iyo caafimaad kula ciida ehelkiinna iyo asxaabtiinna. Acmaasha suubban Alle ha naga aqbalo. #CiidMubaarak #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
Hormuud Telecom31,069 views • 1 year ago

Suldaan Hooley oo Somaliland ku sugan ayaa isagoo cod u duubaya Groupka Qurba-jooga beel uu samaystay oo Irirsamaale la dheho ayaad uga cawday dhaqaalo xumo ku haysata Hargeysa kaddib markii shaxaad lagu laastay. Hooley, wuxu kale oo sheegay in shirkada #Hormuud markii uu Hargeysa ku socday siisay lacag $3300 ah ayna hadda ka dhammaatay wuxuuna yidhi: "Culeyska i heystaa waa daqiiqad kasta lacag ayaa lay weydinayaa, qofkasta $10 ilaa $20 ayaan u diraa odayaasha. Raggiina dibadda joogaa waxaan idinka codanayaa ilaa beri wax ila soo gaadha Wallaahi $200 ayaa caawa ii hadhay. Lacagtii Hormuud i siisay waa iga dhammaatay.." - Dhegayso!
Mohamed Yusuf Bakayle44,183 views • 3 years ago
No more content to load
