Loading video...
Video Failed to Load
A government that practices nepotism, intimidates people,imprisons them,cooperates with terrorists,but claims to be fighting terrorists,will fail.This latest attempt to censor activists at home, threaten us abroad and silence our voices 🎤 will not succeed,look at #Iran & #Russia
10 Comments

Abdisalan3 years ago
Xalimoy cbb washay aya ka mid tahay oo an cod ku laheyn Siyaasada Somalia kaliya ka qeylisa ama cabaada Twitter 🙏😂. War Siyaasad waxba kama taqanide Waxa tahay qof cadifadesan, cuqdadesan. Shabaab Dalka wa laga saray, wana la xureyn Dalka mark My words?

UbaxaSoomaali🇸🇴3 years ago
Ilaahay ha ku sii barakayo walashey, hana ku xafido ..aamiin.

Halima Gutale De/So3 years ago
@marwo_ubah Sido kale sis ❤️

ahmed3 years ago
Hadaad aragto islaan reer galbeed dhax fadhida oo loo sacbinayo……. Allow Alle

Halima Gutale De/So3 years ago
Cabsi Cabsi ? Ku soo dhowoow Hablaha Soomaaliyeed!!

Ahmed Mohammed 🇸🇴3 years ago
Stark

Amira53 years ago
Well said 👏

Umme Zain3 years ago
Assalamo alikum

Cawil dalhaye3 years ago
Asc walaasheey halima gudale mahad sanid ilaah haku dhowro Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey halima gudale

Halima Gutale De/So3 years ago
Mahadsaniid Walaal
