Video wird geladen...
Video konnte nicht geladen werden
Abiy oo calaacalaya.
89,187 Aufrufe • vor 2 Jahren •via X (Twitter)
10 Kommentare

Waa kuma madaxwayne gaari qof kale cidhidhsaday 😂😂😂

🇸🇴🔥💯 INA KAHIN CAN U SEE ME 😂 U CAN'T DO THING FUCK UP ITS REAL 😂Is not edited SOMALIA 🇸🇴 1 LOVE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Meet after signing the MOU, why not before approaching and signing deal with part and partial terms with state leaders

SL meeday waxay sheegaysay inay xor yihiin ileen xasan meel walba waalaga baadi doonay

Beenlow Kulaha waxan Raba inan Walalkey Hassan wada hadalno meel ka baxsan africa union ma dhulkeyga baan kala hadlaa?mise waxad leedahay baa taal somalai ?

The beggar of Addis Ababa has been denied port access by all his neighbours. #NotOneInch

Bismillahi saan cabaad waaye , hassan isn’t easy

He always begging

Hhhhhhhh awaay grubkii lafti nagaaaaa cawaa majigaaan. Good. News

Dawarsigii xamar aad la joogtay cayda iyo nacaybka somaliland, wax aanad fahmayn yuu kula galin. Ka calaacalaya ee sidii gabadh shirka kasoo duday waa HSM. Adigu beenta ku dawarso oo Facebook la aad, halkan waalagaa horeeyaaye.
Ähnliche Videos
Dabadhilif aan naf lahayn! Abiy oo Somali ku hadlaaya👇
Sheikh Abdi Hersy
45,861 Aufrufe • vor 2 Jahren
