Loading video...

Video Failed to Load

Go Home

16,694 views • 1 year ago •via X (Twitter)

10 Comments

F Baasabra's profile picture
F Baasabra1 year ago

@AAbdishakur walalkay. @HassanSMohamud waa kii ceymiska ku geliyay doorashadii kadib. Oo mashruca abaraha xoolahagi kaga baxay dorashada ka so cesho ku dhahay. Shalay wuxuu aha xabiib. Mantana waa tuug. Isma qaadato. Ama laba tuug ayad tihiin. Ama beenlow ayad tahay 🤣

Abdullahi Roble's profile picture
Abdullahi Roble1 year ago

Turjumaadda maxaa ka qaldan? Jesus Christ ayey kusoo qoreen, abdiracmaanna maba soo hadal qaadin ee ma caddaan masiixi ah oo afsoomaliga bowsaday baa sidan wax u turjumaaya?

Ali Saahid's profile picture
Ali Saahid1 year ago

Waxaa laga hayaa AAW hada ka hor xiligii 2021 uu mucaaradka ahaa Farmaajo waxuu ku wanaagsan yahay amaanada boobna ma samaynayo wa ninka kaliya ee akhlaaq siyaasadeed an ku arkay nasiib daro hada wa isla xaalkii 2016 boobkii ! Halkii ayay ka si wadaan

AbdullRahman's profile picture
AbdullRahman1 year ago

This man meesha loo magacabay 60 Qof oo reerkiisa ah ayuu geeye 30kamid ah dowaldda ayaa musharkooda bixye Hadda sidaas ayuu u abuse dowaldda Fadlan gacanta 2labaad keen Yahuud maa tihiin 😂

Dr Abdulhamid's profile picture
Dr Abdulhamid1 year ago

Maalinka uu Deegaankiisa qof kaso jeeda dhaliilayo waa halyey, waddani, geesi qaran, maalinka uu xaafaddii kale qof ah dhaliilana wa Bad gate, waa qaran dumis

Chad butler's profile picture
Chad butler1 year ago

@AAbdishakur wheres the money you received from @PowerUSAID in 2022 for a fake famine relief?

XOOGAGGA WADDANIYIINTA SOOMAALIYEED's profile picture
XOOGAGGA WADDANIYIINTA SOOMAALIYEED1 year ago

Adiga maalintii aa soo weysay jago shaqo aa ke heshid olympique soomaaliyeed Waxaa isku bedeshay gurbaaniiste baraanbur Gurbaanka garaaco Xanuun ku heeyo aa ognahay Qaranka ma qaato skooxiisteyaal Facebook Sorry bro jid qaldan aa umarat shaqo raadintaadii intaa joogtay muqdisho

Ahmed's profile picture
Ahmed1 year ago

Why is he crying

abdiaziz ahmed's profile picture
abdiaziz ahmed1 year ago

Xishood laawe

Cilmi Cosoble's profile picture
Cilmi Cosoble1 year ago

Sanow u hadlaa beri hadow kursiga helo Murawyadhiw Dalacanaa

Related Videos