正在加载视频...

视频加载失败

16,694 次观看 • 1 年前 •via X (Twitter)

10 条评论

F Baasabra 的头像
F Baasabra1 年前

@AAbdishakur walalkay. @HassanSMohamud waa kii ceymiska ku geliyay doorashadii kadib. Oo mashruca abaraha xoolahagi kaga baxay dorashada ka so cesho ku dhahay. Shalay wuxuu aha xabiib. Mantana waa tuug. Isma qaadato. Ama laba tuug ayad tihiin. Ama beenlow ayad tahay 🤣

Abdullahi Roble 的头像
Abdullahi Roble1 年前

Turjumaadda maxaa ka qaldan? Jesus Christ ayey kusoo qoreen, abdiracmaanna maba soo hadal qaadin ee ma caddaan masiixi ah oo afsoomaliga bowsaday baa sidan wax u turjumaaya?

Ali Saahid 的头像
Ali Saahid1 年前

Waxaa laga hayaa AAW hada ka hor xiligii 2021 uu mucaaradka ahaa Farmaajo waxuu ku wanaagsan yahay amaanada boobna ma samaynayo wa ninka kaliya ee akhlaaq siyaasadeed an ku arkay nasiib daro hada wa isla xaalkii 2016 boobkii ! Halkii ayay ka si wadaan

AbdullRahman 的头像
AbdullRahman1 年前

This man meesha loo magacabay 60 Qof oo reerkiisa ah ayuu geeye 30kamid ah dowaldda ayaa musharkooda bixye Hadda sidaas ayuu u abuse dowaldda Fadlan gacanta 2labaad keen Yahuud maa tihiin 😂

Dr Abdulhamid 的头像
Dr Abdulhamid1 年前

Maalinka uu Deegaankiisa qof kaso jeeda dhaliilayo waa halyey, waddani, geesi qaran, maalinka uu xaafaddii kale qof ah dhaliilana wa Bad gate, waa qaran dumis

Chad butler 的头像
Chad butler1 年前

@AAbdishakur wheres the money you received from @PowerUSAID in 2022 for a fake famine relief?

XOOGAGGA WADDANIYIINTA SOOMAALIYEED 的头像
XOOGAGGA WADDANIYIINTA SOOMAALIYEED1 年前

Adiga maalintii aa soo weysay jago shaqo aa ke heshid olympique soomaaliyeed Waxaa isku bedeshay gurbaaniiste baraanbur Gurbaanka garaaco Xanuun ku heeyo aa ognahay Qaranka ma qaato skooxiisteyaal Facebook Sorry bro jid qaldan aa umarat shaqo raadintaadii intaa joogtay muqdisho

Ahmed 的头像
Ahmed1 年前

Why is he crying

abdiaziz ahmed 的头像
abdiaziz ahmed1 年前

Xishood laawe

Cilmi Cosoble 的头像
Cilmi Cosoble1 年前

Sanow u hadlaa beri hadow kursiga helo Murawyadhiw Dalacanaa

相关视频