Загрузка видео...

Не удалось загрузить видео

На главную

Aloow sahal amuuraha !

13,742 просмотров • 3 месяцев назад •via X (Twitter)

Комментарии: 31

Фото профиля 𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄3 месяцев назад

Xanaaq majiro ee arinka aanu u socona waa dawlad iyo dalkayaga somali wax naga galay majirto

Фото профиля Abdillahi M. Ali
Abdillahi M. Ali3 месяцев назад

Xanaaq ma jiro’e waa la kala gurtay. Mar haddii calankii Tawxiidka lahaa Telviv laga taagey, sow in SL tagey taa kuma cadda!

Фото профиля Macawisle
Macawisle3 месяцев назад

Maanta twitter ka reer puntland dowladda federalka ayey usha la dulsaaranyihiin. Halqof oo arrinta faxsharka tel aviv ka socota wax ka sheegaya ma arkeysid, sida inay la dhacsanyihiin. Abukar qiilka aad raadineyso meesha kuma jiro.

Фото профиля Atasa
Atasa3 месяцев назад

Waa ka caqligi qaadwale ina cawaale, kala garan la qaranki somaaliyeed iyo qabyaalada qalbigiisa dagtay!

Фото профиля ibra yare
ibra yare3 месяцев назад

Jajuus dhaqan xun duli a tahay wlhi

Фото профиля Abe Ismael 🐪🐪🐪 Long Live #Ethiopia, faqash down
Abe Ismael 🐪🐪🐪 Long Live #Ethiopia, faqash down3 месяцев назад

You killed our people and label them Jews to exterminate them. Our future has to be without you.

Фото профиля Abdi wahaab
Abdi wahaab3 месяцев назад

Kani wax weyn baa ka khaldan wuu ku raacsan yahay.

Фото профиля Abdirizak Bihi
Abdirizak Bihi3 месяцев назад

Xanaaq majiro qoomamana majirto waxanu nahay dadkii asalka ahaa hal-abuurka lahaa waxaanu dhisaynaa wadan quwad leh democratic ah wadamada deriska ah xidhiidh wanaagsan la leh.

Фото профиля zakariye
zakariye3 месяцев назад

caqligoodu waa kaa somaliland ma madaxweyne doonaysa somalia bal walidan eega war dantina raacada somaliland dalkii hore bay ku noqtya .

Фото профиля Zaiimka Explorer
Zaiimka Explorer3 месяцев назад

Xayawaan baa tahay dalka soo adiga wax kama. Lihid

Фото профиля Lowland Cushite
Lowland Cushite3 месяцев назад

SSDF iyo SNM QATARTA JIRTAANKA SOMALI 🇸🇴 Waa la in soo afjaara insha alah! Yaa isgaaray

Фото профиля Moustapha Douksieh🇸🇪🇩🇯(مصطفي دكسيه)
Moustapha Douksieh🇸🇪🇩🇯(مصطفي دكسيه)3 месяцев назад

Adiga ahbal waxba aan ka fahmaynr siyasada tahay Aniga waxa ku dhihi kahaa melahaagi haas ka iyo iskanadhaa dheh , xanuun Somali Wayne kuhaya Waxaa tahayna maleh .

Фото профиля Deeq
Deeq3 месяцев назад

😂😂😂

Фото профиля Ali Ali
Ali Ali3 месяцев назад

Don’t make excuses for warlordism and gaal behavour.

Фото профиля Understanding Somaliland הבנת סומלילנד
Understanding Somaliland הבנת סומלילנד3 месяцев назад

We said and said but they didn’t listen Now watch

Фото профиля Yahyaa
Yahyaa3 месяцев назад

@CRiyoraac 🤣

Фото профиля 𓅂
𓅂3 месяцев назад

Haha

Фото профиля PAPICHULO
PAPICHULO3 месяцев назад

Lahaula 🤮

Фото профиля Ibrahîm Freeman
Ibrahîm Freeman3 месяцев назад

Diig baan ka ahay Arliga Hadaad nabad u diidaane Ninka Iga dul boodsiinayow Dan iyo Xeeshaaye Bal waa duni ilaahay matee Doorkana balaan eegno.

Фото профиля Fathia Askar
Fathia Askar3 месяцев назад

Hhhhhhh

Фото профиля Abu Yaqub אבי יעקב
Abu Yaqub אבי יעקב3 месяцев назад

I like this man🤣😅

Фото профиля ibrahim cabdulahi
ibrahim cabdulahi3 месяцев назад

Daarood dowlad taagero lama arko miyaa horta war idinka xataa baxa hada meel tagi kartan

Фото профиля John wick
John wick3 месяцев назад

Nin rageed

Фото профиля M Abshir
M Abshir3 месяцев назад

Fuck you

Фото профиля Gashamo boy
Gashamo boy3 месяцев назад

Cabaadka joojiya it's too late!😀

Фото профиля Khalif Empire
Khalif Empire3 месяцев назад

Fuck you

Фото профиля James
James3 месяцев назад

Well said abukar alle ha ku barakeeyo

Фото профиля Abdi wahaab
Abdi wahaab3 месяцев назад

Ma diintaad uga baxaysaa, adiguna sii raac.

Фото профиля XOOGAGGA WADDANIYIINTA SOOMAALIYEED
XOOGAGGA WADDANIYIINTA SOOMAALIYEED3 месяцев назад

Marqaanka buurta gacan libaax ayaa ictiraafka lagu keenay See ula dagaalamee marqaan

Фото профиля mohamed elmi
mohamed elmi3 месяцев назад

Rag maxaa kataqaan dumar ku dhexjire

Фото профиля Sumaya
Sumaya3 месяцев назад

Adeer isku xishoo qiil ha uraadin ninka

Похожие видео