Video wird geladen...

Video konnte nicht geladen werden

Zur Startseite

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya 🇸🇴

10,854 Aufrufe • vor 1 Jahr •via X (Twitter)

11 Kommentare

Profilbild von Abdulkadir mohamoud 🇸🇴🇸🇴
Abdulkadir mohamoud 🇸🇴🇸🇴vor 1 Jahr

Guuleyso mudane dalxoreeye 🇸🇴

Profilbild von Solar Heavy
Solar Heavyvor 1 Jahr

- Moonlight

Profilbild von prof Yussuf Mohamed
prof Yussuf Mohamedvor 1 Jahr

Tuuga masakiinta dhacado ayad dowlad nooga dhigey sa

Profilbild von Soufian Ali
Soufian Alivor 1 Jahr

The best president ever has been and will continue his legacy as president of Somalia 🇸🇴❤️in Sha Allah

Profilbild von Mohamud dhaansey
Mohamud dhaanseyvor 1 Jahr

waa rer dhan oo Tuugsi. Bartay. Yaaab Balo idin ku dhacday

Profilbild von Abdullahi Farah
Abdullahi Farahvor 1 Jahr

Looters you are numbered.

Profilbild von Ahmed Mohamed
Ahmed Mohamedvor 1 Jahr

Sorry to tell you that your father has lost it. He is in Cloudy Kooky Land. The only thing he has done is to divide the country. And plundered the little aid the poor people got from donors. I have never heard of a leader making money from drugs. He is a disgrace to humanity

Profilbild von Mariam
Mariamvor 1 Jahr

Hassan Somali Kala Geele😞

Profilbild von Hoda
Hodavor 1 Jahr

Madaxweyne deni guul 🇺🇿💪

Profilbild von Icewalker
Icewalkervor 1 Jahr

Waa Wadan ba ay meesha xasan garguurte madaxweynaha ka yahay… Walee sharafi dhimatay

Profilbild von Ahmed Gaas
Ahmed Gaasvor 1 Jahr

Waa guul usoo hayatay shacabka Soomaaliyeed Dalka inay ka dhacdo doorasho Qof iyo Cod ah- Waa xuquuqda Muwaadinka Soomaaliyeed- Qofka hirgeliya ayaana abaakaas aanu u hayn doonaa Soomaaliya Somali ayaa leh Guulaysta Madaxda Qaranka- Kuna dadaala Qof iyo Cod.

Ähnliche Videos

Muqdisho, Oktoobar 30, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa kulan casho sharaf ah la qaatay Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo gudbiyey codsi ku saabsan kulan gaar ah oo uu ku hortagayo fadhiga Baarlamaanka. Munaasabadda caawa waxaa ka qeyb-galay Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ku-xigeennadiisa, iyo Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Koonfur-galbeed, iyo Hirshabeelle. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey Madaxda Dowlad-goboleedyada ka qayb-galay Madasha Wadatashiga Qaranka, taasoo lagaga arrinsanayo aayaha iyo horumarka dalkeenna, gaar ahaan dhammaystirka dib-u-xoreynta deegaannada gacanta argagixisada ku jira, adkaynta amniga, dib-u-dhiska Ciidamada Qalabka Sida, iyo xaqiijinta himilada shacabka Soomaaliyeed ee doorashada hoggaankooda. "Walaalaheen naga aragtida duwan waa la hadlaynaa; haddii ay noo ogolaadaan waan u tagayaa, haddii kalena way noo imaanayaan. Wadajir iyo midnimo ayaan rabaa. Maanta dadkeenna waxaa u furan fursad weyn oo ay ku gaari karaan rajadooda, waxaana si wadajir ah uga shaqeynaynaa adkaynta amniga dalka, dhammaystirka dib-u-xoreynta deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan argagixisadu, iyo xaqiijinta Soomaaliyada ay inaga sugayaan shacabkeennu" Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xusay doorka muhiimka ah ee ay Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya qaateen muddadii la soo dhaafay, iyagoo dhexda u xirtay qabyo-tirka dastuurka, difaaca iyo adkeynta midnimada dalka, waxa uuna adkeeyey rajada shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddan horumarinta dowladnimada.

Villa Somalia

29,176 Aufrufe • vor 1 Jahr