正在加载视频...
视频加载失败
Belo ku ciyaartay, gobonimo weynaa! 😆
20,057 次观看 • 2 个月前 •via X (Twitter)
21 条评论

Ciil qabe Daarood eh ayaad Tahay oo Cuqdad HAWIYE & Naceeb ka buuxo Waagii Farmaajo , dhamaantiin waxaad eheedeen Wadaniyiin , hhh Heer waxaad gaarteen aad NABI ku tilmaantaaj Farmaajo , hhhh Hawiye , waa Difaaca Dalka & Dadka Waana Canshuur bixiye Daacad eh

He completely lacks understanding of the subject matter, as the two concepts are distinct and opposite ideologies. He is simply parroting statements he heard on X Spaces.

😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

He was right then and he's right now...

@SomPundit Munaafaqii oo qof ah

Malabaani mathematics

Bisinka kan Waaba Xasan Promax xaga xasuusta. Dementia is real 😢

Lajiifiya banaan la joojiya banaan hadaa maqli jirtay 😂

Biggest hypocrite ever.

Haddii aad u soo labisato in aad afmiinshaar noqotid yaa kaa celin kara alif wax maleh iyo wax buu leeyahey kuwaan aa laga hayaa bello idin degtey

Adiba waxa kula saxna wixi framajo sameynayey maxa ku kala duwan tihin xasan kursiga 3bil xog ku heysta halka farmjo sanad bar heystay wali ma shegtay in u waqti dhafay

Maanta sidaas ma oran karaan Waa 70 jiro ey qabyaaladdu madax martay

😁😁😁

That was then, What about now? HSM terms was ended on May 15, 2026. Maxaa derbiyada madaxtooyada uga daadan la dihiin team Demujadiid?

MunaafaQ hadaad maQasho iyo Labo Wajiili waa kanoo Kale oo soomaali ah

@Cobole2006 Arki maysid qof daarood aha oo 2 qof noqda sidan oo kale😂😂😂😂

Hashi, layaab malahan in aad inyar oo propaganda aad wadid taageerta in aad na horkeentay. Lkn waxaad iloowday in warbixintaa oo dhameestiran ay taalo. Dadka maangaab ka ah ama qabyaaladi deliysay uun baa ku raaca. "Tolka uun baa sax ahaa" dhageysi wacan Marka ku soco.

Waxaas oo kale ayaa waddankan maamula, haddana waxay leeyihiin aqoonyahanno ayaan nahay!

It is politics based on food pipe and Harmful clannism. Fake Prof

I call them the criminal boomer class…they contribute nothing but 24/7 nonsense that no one asked.

qofkii shalay diidanaa waxii farmaajo sameeyey oo xasan ku taageera waxa uu samaynayo waa labo uun qabyaalad aan laga fiirsan ama calool aan xishoon wado kale looma samayn karo damiinimo la isaga dayday oo lagu celceliyey weeye dhiqi mayso dalkeena
