Загрузка видео...

Не удалось загрузить видео

На главную

Birmade Xasan Sheekh!😀🙈🏃‍♀️

27,954 просмотров • 2 лет назад •via X (Twitter)

Комментарии: 8

Фото профиля Absame
Absame2 лет назад

😂😂😂 CBB/NN waleee dad wax kasta ka eega dhinaca xun waad tihiin. bal mar mar iska qosla oo farxa. Cardhada iyo Ciilka iska yareeya..

Фото профиля Ahmed Ali Hashi
Ahmed Ali Hashi2 лет назад

Wallaahi waan qoslay waa real Axample 😂

Фото профиля cabaazka wiil boqortooyo
cabaazka wiil boqortooyo2 лет назад

bashuuqsi waa isku soo dhamaaday qaranka loo adegaya, eeyaha ha iska ciyaan

Фото профиля Abubakar Hussein
Abubakar Hussein2 лет назад

Mucaarad nimadu waa tan wax hagaajiso. Dal jaceyl ku dhisan. Sharafta iyo karaamada ciida iyo calanaka. Kor uqaada. Hadalada nucaana maka turjumayaan intaa? XSM waqtigaan asagaa MW ah. Calanki na wu huwan yahay. Marka calanka halaga xishoodo. Danta dalka & dadka 1st.

Фото профиля ahmed janagale
ahmed janagale2 лет назад

Dhibley huno ayaad tahay

Фото профиля sharmarke cabdi
sharmarke cabdi2 лет назад

@Xildhiban Sxboow lahadal nooh @NaciimaAbwaanQ

Фото профиля Abokar Moalim
Abokar Moalim2 лет назад

Mr cali jeelle hore usheegeyo xabad mareebaayo 😳

Фото профиля Abdalla Haaji
Abdalla Haaji2 лет назад

Waa hadal meel waaye iyo dad waxey barteen laga careeyay hadal qof weyna mahan waxaan ee hadal marasta lagu yaqaaan ee hadaad rabto in aad ka hadasha kala duwan ra,yi erayo kale o la isticmalo aya jira

Похожие видео