正在加载视频...

视频加载失败

Birmade Xasan Sheekh!😀🙈🏃‍♀️

27,954 次观看 • 2 年前 •via X (Twitter)

8 条评论

Absame 的头像
Absame2 年前

😂😂😂 CBB/NN waleee dad wax kasta ka eega dhinaca xun waad tihiin. bal mar mar iska qosla oo farxa. Cardhada iyo Ciilka iska yareeya..

Ahmed Ali Hashi 的头像
Ahmed Ali Hashi2 年前

Wallaahi waan qoslay waa real Axample 😂

cabaazka wiil boqortooyo 的头像
cabaazka wiil boqortooyo2 年前

bashuuqsi waa isku soo dhamaaday qaranka loo adegaya, eeyaha ha iska ciyaan

Abubakar Hussein 的头像
Abubakar Hussein2 年前

Mucaarad nimadu waa tan wax hagaajiso. Dal jaceyl ku dhisan. Sharafta iyo karaamada ciida iyo calanaka. Kor uqaada. Hadalada nucaana maka turjumayaan intaa? XSM waqtigaan asagaa MW ah. Calanki na wu huwan yahay. Marka calanka halaga xishoodo. Danta dalka & dadka 1st.

ahmed janagale 的头像
ahmed janagale2 年前

Dhibley huno ayaad tahay

sharmarke cabdi 的头像
sharmarke cabdi2 年前

@Xildhiban Sxboow lahadal nooh @NaciimaAbwaanQ

Abokar Moalim 的头像
Abokar Moalim2 年前

Mr cali jeelle hore usheegeyo xabad mareebaayo 😳

Abdalla Haaji 的头像
Abdalla Haaji2 年前

Waa hadal meel waaye iyo dad waxey barteen laga careeyay hadal qof weyna mahan waxaan ee hadal marasta lagu yaqaaan ee hadaad rabto in aad ka hadasha kala duwan ra,yi erayo kale o la isticmalo aya jira

相关视频