Загрузка видео...

Не удалось загрузить видео

На главную

Eithopia forces with Puntland forces led by Abdullahi Yusuf admins at 2007 #MogadishuGenocide 👇

17,279 просмотров • 3 лет назад •via X (Twitter)

Комментарии: 44

Фото профиля TheHorn
TheHorn3 лет назад

He forcefully brought the government in Muqdisho against different competing warlords at the time. Lives were lost unfortunately but a government that Somalis are proud of came out of it. Abdullahi Yusuf choose to be a villain in the eyes of some so many more can hve a country.

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

Maanta haka saarto isoga dhiig Allah la hortaagan oo Dalki xita Puntaland lo diidey inu so galo. Dalka Eithopian ba qabsadey oo Calaankooda Villada ka taagtey waana laga eryey Xoog loga saarey isago Amxaradi so gashey .Dowlada xagu ku arkey ? Prez.Abdiqaadim sharf ku dhameystey

Фото профиля TheHorn
TheHorn3 лет назад

Heel up. Nobody can help you but yourself. Leave alone people who aren’t alive. Istaqfuru’allah.

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

I did it ,and ousted him out of the Counrty not only in Mogadishu .Put you mind History is there to learn and teach to the youngsters. But it looks you didn't learn anything about your past you just living in denial ,so your next generation will learn nothing from you

Фото профиля Ahmed A. hoshle
Ahmed A. hoshle3 лет назад

Dagaalkas wuxuu ahaa waxqabad weyn oo lagusoo ceshy dowladnimo Soomaaliyed. ood maanta kufaaneyso. Thanks to puntland for creating News soomaaliya.

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

Eithopia & isagi kabaha ayey kaso carareen muxu Dowladnimo Keeney. Eithopia Calankeeda ka dhex taagtey Villa Somalia u so galshey tii la oga lagu dhigey in xita Puntaland lo didey inu joogo.Taariikh mugdi ku tagey lkn inti la shaqeysey ogow Maxkamad aya sugeyso.

Фото профиля Ahmed A. hoshle
Ahmed A. hoshle3 лет назад

if self lie and delusional makes you happy be my guest, my dear sister. Allah ya raxma president Abdullahi yusuf, and puntland if defeated in battle contest, why follow the rule and constitusion we write. ask Hassan dhiiqo, the constitusion he swear to up hold

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

You living in denial and Faan .your complaints is to much but no body cares from now on . always looking for more and that Era is over .Cool suumanka xirta

Фото профиля Ahmed A. hoshle
Ahmed A. hoshle3 лет назад

I admit that badar iyo beeso are runing the show in federal level. as you tell us suunka wa dhuuqsany. 😂

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

Justice will prevail In shaa Allahu 👍

Фото профиля Ibrahim Abdi Hussein✍
Ibrahim Abdi Hussein✍3 лет назад

A lot of atrocities committed against civilian population.

Фото профиля Talliye
Talliye3 лет назад

Degenerate qabiilist.

Фото профиля Nuh Muse
Nuh Muse3 лет назад

They were retaliate, what USC did in Muqadisho & Galgacyo in 1991. every one has a day. i wait the day of the Rahan weyn & Banadiri.

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

1991 Dagaalka qabiil Abdullahi Yusuf aya ka dhex bilaabey Mogadishu lkn dadkiina wax ma garadka ma fahmi kartan caqligina ma gaarin fahamkas. Maxase ka raacey ?USC Somaliweyn ayey raadisa dulmi hadi lagu bilaabo ila xuduuda dadka ka saarta. USC Cid walbo isku deydo wey ka adkata

Фото профиля Nuh Muse
Nuh Muse3 лет назад

Qof reseacher ah ba thy, oo wax ka fahansan taariikhda Somalida, wan oghy in uu isagu bilaby dagalka, isku diray Caydid & Cali. tolka Hwye isheeg in aysan mar danbe Aminin Puntland, wayo dowladnimo danteeda baa uga wayn dowladnimada.

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

Wa xaqiiqi dhacdey lkn aan la isaga hari doonin inti ka qeyb qaadatey oo list gareysn yihiin waqtigeeda imaan doono in shaa Allahu #HargesiaGenocide and #MogadishuGenocide

Фото профиля Nuh Muse
Nuh Muse3 лет назад

Xooga bal qabiilnimada saa,idka ah kadaa, oo siguud wax ufiiri,

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

Farti la qoro aan qorna ee iskama hadalno. Qabiilka ceeb mahan lkn qabyalad si foolxun logu dhaqmo dadkeda wa la yaqaan edeb inan u yeelno waaye. Intaan so dhaweysano weelka aan cautada ku siino kuwa ku xaaro waajibkoda la marsiina.xasuuqas walagu faaney Dowlada aan Keeney kulaha

Фото профиля puntland republic
puntland republic3 лет назад

@Qasayeyare Sorry but not sorry qaxa qaxbaa ka horeeyay

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

@Qasayeyare Hadana sow adiga Lee Kuma dambeyn .5000 maryo calasti tuugada aheyd neeqa nolol ku noqotey ? Eithopian waxba Kuma tarin wuu ku baabi'iyey kaana cararey . USC Cid ka adag Somaliya ku ma noolo lkn wa Dad nabadeed Alhamdulillaah dhaha .dulmi cidi ula timaato Maraqoda cabsiyaan.

Фото профиля puntland republic
puntland republic3 лет назад

@Qasayeyare Gabdha ujedada loodagaa lamay ma fahmin Abdullahi yusuf won that battle ask me why and I will tell you

Фото профиля Qasaye😀
Qasaye😀3 лет назад

@WehelieAli Maxaa faa’iida ah jabhad ayuu ahaa Soomaaliya kusoo hogaamiyey cadaw taariikh Madow ay noo tahay & dambi Qaran ReerKoraadna wax fiican ay u yaqaanaan. Markii dambane Muqdisho habeen xitaa kuma hoyan markii lagu qasbay oo layiri warqadaada shaqeynmeyso sida Rooble sameeyey 2022😂

Фото профиля puntland republic
puntland republic3 лет назад

@WehelieAli 😂😂ceeb maaha inaad dadkaa difaacdid Ana aan adeerkay abdullahi yusuf AUN aan difaaco but inaan runta ka sheegno isku day okay this is ujeeda dagaalku udhacay so in 2006 maxakiimta Islamic ah AKa hawiye mooriyans was there okay sababta loo dagaalay waa maxay?

Фото профиля Qasaye😀
Qasaye😀3 лет назад

@WehelieAli MJ waxyar kadib Qabiilka maa kugu soo kacaayo. Anaga waan kuu sheegay waxa ay noo tahay Adiga iskaga faan Adeerkaa Anaga Buugaan waaweyn aan ka qornay aduunkana ka qoreen US Ambassador in Ethiopia that time wuu ka qoomameeyey it was bad history for us and world😂Ku faan sxb😂😂

Фото профиля puntland republic
puntland republic3 лет назад

@WehelieAli Anaga xataa xasuuqi 1991 iyo bara kicii we have alot of documents and ilmaha aan dhalno waa barnaa hawiye iska ilaali 😂😂😂😂 ilaa UN we told them 😂😂

Фото профиля Abdi | 𐒖𐒁𐒆𐒘 🇸🇴
Abdi | 𐒖𐒁𐒆𐒘 🇸🇴3 лет назад

Cabdullaahi Yuusuf madaxweyne ka qiimo badan Soomaaliya soma marin weli. Waa in taalo looga dhisa isgoyska Juba Allaha u naxariisto.

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

@AwCabdii 😂😂😂😂

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

@AwCabdii Aad & aad IL Kaluun uu liqey 😂😂😂

Фото профиля Shafici Shirwa Gul
Shafici Shirwa Gul3 лет назад

Xasuuq ma'ahayn waxa laga shaqaynayay dawladnimo mooryaan ayaa hor istaagtay in laga hor leexiyo ayay ahayd weyna dhacday intii lagu khaldamay ilaahay ha unaxariiato

Фото профиля Rooney
Rooney3 лет назад

Allah dadkeenu ilowsho dhowaa dadkii xasuuqaas gaystay ayaa dadka ku dhex jira oo shaaha ka caba maqaayadaha

Фото профиля hamsa sayed
hamsa sayed3 лет назад

somali is dishay lee maohoo, it doesn’t make sense to and it should not be newsworthy

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

Caqli xumadaas wa waxa u sameyeseen Genocide lkn inti la socotey on the list .

Фото профиля hamsa sayed
hamsa sayed3 лет назад

Adigu ma alshabab ba taha, waxan diilyna wa Al shabab, you are either with us or with them

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

Qofka dhiiga Dadka waxba kula aheyn adigo kale aya ah .Tweet kuno ya duli .

Фото профиля Yasin Hashi
Yasin Hashi3 лет назад

Cabdulahi Yusuf ahmed xanuun la dhoho ayaa kugu dhacay, xanunka iyo cuqdada ha ku dhimanin wakhti kuma harine‼️

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

Taarikhda aniga ma qorin iyada is qorto.waqtiga ku harey hadad taqaano adiga waad fcn tahey . Taas difaac ku noqon meyso intaas aya caqliga ii sheegayo .

Фото профиля M sharmake
M sharmake3 лет назад

Hada gobolada dhexe xasuuq baa kasocdana waa la idinka sugaa.

Фото профиля Dr Hassan Nur
Dr Hassan Nur3 лет назад

Who was the Prime Minister? You don't want to mention that, do you? The difference is that Abdullahi Yusuf would never had allowed what was done to Mogadishu to be done to Puntland but Gedi allowed that. The weakness is within you.

Фото профиля Dr Ismail
Dr Ismail3 лет назад

Weli dad hantidiis iyo guryahooda yaad heystaan. Ali Mahdi alaha u naxariisto wuxuu yiri Hawiyoow hadaad nabad iyo dowlad rabtaan, dadkii aad qaxiseen xoolahoodana ilaa iyo hada aad heysataan soo CELIYA!.

Фото профиля Saida Wehelie 🇸🇴
Saida Wehelie 🇸🇴3 лет назад

Idinko qaawan oo caga Cad Xamar timaadeen oo Baadiyo kaso aruurteen guriyaha xageed Kala timid ? Dhul dadkiisa u Haro.

Фото профиля Dr Ismail
Dr Ismail3 лет назад

Xamar waxeey aheyd: Xamar iyo Xamar daye. Subixii markaad soo gashaan idinkoo shaqo doon ah, dhabarkana ku sita xaabo ayaa cagaha nuurad cad la idiin marin jiray si eeydan u dhuuman, maqribkiina la idinka saari jiray magaalada. Marka anagaa xamar dhisnay, idinka buulada ku noqda.

Фото профиля GoldeN BOY
GoldeN BOY3 лет назад

We know ...

Фото профиля Mohamed Abas Mohamed
Mohamed Abas Mohamed3 лет назад

Ninkii tiin abuuriyo ninkii timir tallaalaba taariikhdu way werin.

Фото профиля F Baasabra
F Baasabra3 лет назад

Waxaan ahay ninkii soo taagna wayahaas. Haddii cid shegan lahayd in la xasuuqay. Reer muqdisho aya u xaq leh🥲🥲

Похожие видео