Загрузка видео...

Не удалось загрузить видео

На главную

Hadalka PM Hamza waa 💯

16,441 просмотров • 2 лет назад •via X (Twitter)

Комментарии: 11

Фото профиля Bashir
Bashir2 лет назад

Waa tan mida cadeenaysa inuu sheekha ka hadlay dhowr jeer

Фото профиля Rock Paper Sizzle
Rock Paper Sizzle1 год назад

💪 Merica, we're taking it back. 💯 You like Trump, you know it, time to show it. ✅ T's for Trump here:

Фото профиля Hussein Musa
Hussein Musa2 лет назад

Amaanka culimada dowlada ma damaanad qaadeeysa

Фото профиля Gashaanle 🇸🇴 🇵🇸
Gashaanle 🇸🇴 🇵🇸2 лет назад

First of all culimada waa weyn way ka hadlaan, midakale Culimada bodyguard ilaaliyo mahaystaan sida asago kale. Somalida waxay dhahda “habar fadhida lagdiin laa fududa”

Фото профиля Abdulaziz
Abdulaziz2 лет назад

Rumaan lasheegin maahine rati dameer ka raad qurxoon qawaariij waa geedo dhaadheere laascaano ayeey ka hadli waayeen markaad ayeey hada ka hadlayaan qadiyad turki sacuudi Algeria masar khaliijka iyo inta badan wadamada hadalkioda la maqli karo?xitaa AS oo ka hadleysa gaza majirto

Фото профиля Wararka24
Wararka242 лет назад

Hadal sax ah 💯 Columada waa dadka kaliya eh umada wacyo galinkaro, qofka hdu xil qadi karin mahaa inuu meesha iska fadhiyo un, culimada waa in lagula xisabtama taas.....

Фото профиля Ibrahim Mohamed (Galow) Global Citizen
Ibrahim Mohamed (Galow) Global Citizen2 лет назад

Waa been khawarijtu waxa layaan oo qarxiyaan culimada aaway Culimadii reer Putland ugu waweyneyd Aakhiro ayey jiraan, awaay Culimadii reer Laascaanood ugu waaweyneyd, aaway Culimadii reer Muqdisho, aaway kuwii reer Baydhaba, kismaanyo. Bashiir Salaad, Gurax, wajiis dirqi kufaday

Фото профиля Abu rawdah
Abu rawdah2 лет назад

Waxay sugayan inad naf ku afufto😃 rer akhirad prime minister.

Фото профиля F Baasabra
F Baasabra2 лет назад

Doqon waaye. Asaga iyo inta bulletproof car saaran. Oo rabta nin lugeynaya inuu shabaab ka hadlo. Be realistic

Фото профиля Saadaq Yare
Saadaq Yare2 лет назад

Sidoo kale raga culimada sheeganaya ee aan gaalada iyo gaala raacda wadanka joogta ka hadleynin ha u baneeyan culimada sheegeyso xaqa masaajida. @HamzaAbdiBarre

Фото профиля Ahmed_TaaFeeF
Ahmed_TaaFeeF2 лет назад

Wey cabsanayan aya leedahay wa sax adiGuba adoo intaas ilaala heysatis masaaJidada shacabka 3dex salaadod kuma tukan kartid markaas aya leedahay hadla abti bahasha caqli ku dar culimada raggaa ka hadashe badankod wey naga hooseyaan

Похожие видео