Loading video...
Video Failed to Load
Halista AI iyo Somalida.
48,219 views • 2 years ago •via X (Twitter)
10 Comments

Fashilka xamar yaalo yaanan shacabka lagu mari habaabin been.. This is Puntland #PuntlandFirst

#PuntlandFirst

iyaah iyaah muxuu yidhi wlhi kani waa doqonkii Ogaadeen boqolkii sanaba mar kadhalan jiray😂😂😂

Wallahi billah dad badan oo ogahay waxaan run bay u qaadan doonaan, mark my word!

Adiga so ma ogid wx aan fiicnayn inaad faafinayso oo umada fasahaadinaya, waxa oo kale umada hala wadaagin wax lagaa faaido faafi

@AbdullahiA18161 Wallkeyga waxaan soo dhigayo miyaan kaala tashadaa adeer?

AI qatar ayay ku tahay dadkeena waayo hal dheg ayay wax ku maqlaan ustaad wad na arki doontaa cbb fara badan oo run umaleynaya Ai wax lagu sameyay.

Who made this prop shii? 😳.

Taasi waxa ay markhaati ka tahay in PUNTLAND ay horumar gaartey.waayo waxa aynu leenahay wax la inaga xasda

Ma ogtahay in uu xaasidku Ahlu-naar yahay,waayo waxa uu inkirey 99 magac ee Ilaaheey leeyahay mid ka mid ah الرزاق hadaba xamzoo u noqo Rabigaaga waxaad dhahdaa استغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه
