Skip navigation
Hambalyo Soomaali Wayn.
0:00 / 0:36

Hambalyo Soomaali Wayn.

Abdirashid M. Hashi

@MrDuqa169K followers

Visit on X
532 likesDownloadOriginal post

26,528 views

Hambalyo Soomaali Wayn.

9 Comments

Comments from the original post on X (Twitter)

  • Bashiir-Wabax's profile picture

    @BashiirWabax

    Madaxwayne Salaan Sare🤝🫂♥️🇸🇴 Mirihii Aad Umadaada Uuga Tagtay Ayey Qaarna Isku Sawirayaan Qeybna Baabi Inaysaa Sida Ciidankii Aad Wakhtiga Maskaxda Maalka Galiseen Bay Burburinayaan. Mahadsanid Madaxwayne🇸🇴♥️

    2 likes

  • Festo 🇸🇴's profile picture

    @HalganDahir

    Kula daarasho Naga daaya CBB waxba maqaban 5 sano joogteen talada Dalka miraha xasan sheekh baa leh ee dawadayaal kanoqda siyaasad shaqo kuma lihidiin

    1 like

  • Maxamed🇸🇴 sooyaal's profile picture

    @MaxmedMaxmed4

    ✅️✅️✅️🇸🇴🇸🇴Hambalayo mirahaga waan arganay Wana kaa gudoonay dhaxal rebkaagi @M_Farmaajo

    1 like

  • Muhanad's profile picture

    @muhanad1913549

    Where is he?

  • 𝙎𝙖𝙖𝙗𝙞𝙧's profile picture

    @indho21

    Dowladan soo mahan tii dhihi jirtay wax kaste anaga bilawnay 😉

  • cawil (cawil rooble)'s profile picture

    @BuraoWi

    Makaa dhab baa?

  • Mohamed Ali Jaamici's profile picture

    @DeeqJaamici

    Kursigiina wuxuu ahaa 2024-2025 waa la soo dhaafay 😂😂😂 kan waa 2025-2026😂😂😂

  • mudane farah eidle's profile picture

    @al95751700

    shaqo lasii qabtay oo guulaysatay

  • Mohamed amin's profile picture

    @Aminovic64

    The best president Somalia ever had after the Civil War