Loading video...
Video Failed to Load
Ilaahoow naga aqbal! Aamiin!
37,186 views • 2 years ago •via X (Twitter)
10 Comments

Ilaahay idin kama aqbalo saa dhiigyo cab baa tihiin fitmo ah xaramka ha ceebaynina

Xajka wax walba waa laga cafiyey aan dhiig bini Adam aheyn taas na waad la dhimaneysaan ee taa ogaada diinta cid walba way taqaana

Dhiigya cabya tihiin, ilaahay idinkama aqbalo, dad wada dhashay nimanka isku direy, colaad daba dheeraata geliyey ayaa tihiin, iimaanka ilahay idinka qaadye garaad malihidiin. Xaramka ha ceebeenina, muse bixi isna waa idinla mid isna waa danbiile dad xasuuqey

Ma xaramkii ayuu nijaaseeyay عليه من الله ما يستحق

Waa bil ramadane alle idinkama aqbalo dambiyadii iyi dilkii aad dadkad gawracasen iyo kuwad xaabada ka dhigateenba

لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم ، miisha ma cibaadaad o tagteen mise igu sawir

Aamiin

اللهم انهم لا يعجزونك . اللهم أرنا فيهم عجائب قدرتك وعظيم عدلك، و غضبك و انتقامك وشدة عذابك فإنهم لا يعجزونك . اللهم رد كيدهم في نحورهم و اجعل تدميرهم في تدبيرهم 🤲🏽 ،

Gala Xaramka! Eebe Wayne ha idinka aqbalo.

Walee waxbaan laga aqbalin
