Video wird geladen...

Video konnte nicht geladen werden

Zur Startseite

12,598 Aufrufe โ€ข vor 1 Jahr โ€ขvia X (Twitter)

11 Kommentare

Profilbild von anaz๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
anaz๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดvor 1 Jahr

nalkaa loo daaray 20 sano kadib magalada jilip walee xasan sheekh waa guuleystay next ceelbuur next bu,aale yaa somaha

Profilbild von Solar Heavy
Solar Heavyvor 1 Jahr

space meets sound

Profilbild von Amina Mohamed
Amina Mohamedvor 1 Jahr

Ilaaheey waa caadil waana ka dheereeyay naxariistiisa kuwa naf aan waxba galabsannin gardarro ku dilo. Hotel Shamow, Zoppe 2 jeer, goobo kale oo badan, Sheikh Cabdulqadir casar masjid dhexdiisa lagu dilay & culumo kale, haween nadaafad ka shaqeeynaayo oo la qarxiyay. Subxanallah

Profilbild von Dalkeyga iyo Dadkeyga
Dalkeyga iyo Dadkeygavor 1 Jahr

Ilaaheey ha naga qabto adiga iyo kuwa kuugu fikirka ah oo shacabka masaakiinta muslimiinta ah dhiigooda, maalkooda iyo cirdigooda baneystay ilaahoow waa bil Ramadaan oo 10kii ugu dambeysay lugu jiro Qawaarijtaan naga qabo oo aduunka ku halaag Aamiin aamiin yaa rabi ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Profilbild von Sultan Maxamed
Sultan Maxamedvor 1 Jahr

Ilaahoow kan anaa aqaano waa dhiigyo cab dhiiga dadka banaaystay ah adaana iiga aqoon badan

Profilbild von Juweiria Aly ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Juweiria Aly ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดvor 1 Jahr

Warkaasaa imarayo markuu Xamar nagu qarxiyo oo caruurta iyo haweenka dhalinta dilo ha dabaal dago. Allahayow adaan ku barinaye khawaarijta AS shartooda naga qabo

Profilbild von Ehelsan Saleban
Ehelsan Salebanvor 1 Jahr

Tuug inan gumeda ilahay havushegi katab imisa muslim ah ayuu xasuqay baster

Profilbild von Deeqow Daacad17
Deeqow Daacad17vor 1 Jahr

warkiisa hal kama jiryo unukaa ka marqaati ah

Profilbild von ร–mer ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท
ร–mer ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ทvor 1 Jahr

This was yesterday, people on this app need a hobby.

Profilbild von mohamedkhaliif
mohamedkhaliifvor 1 Jahr

Illahow waa beentis illahow ciida la go Galo lama dagalamo habeen waliba dad jiifa oo shacab ayey guryaha miino ugu xiran Oo wadada miino u galiya

Profilbild von salim Abdisamad
salim Abdisamadvor 1 Jahr

Xnunkii shacabka Ay 20 sano marsiinayen ee shacabku u adkeysanayey Mey hal malin sas uga Ooyayaan. Adkeysta khawarijey

ร„hnliche Videos