Загрузка видео...

Не удалось загрузить видео

На главную

Ilaahow waa beentiis

12,598 просмотров • 1 год назад •via X (Twitter)

Комментарии: 11

Фото профиля anaz🇸🇴🇸🇴🇸🇴
anaz🇸🇴🇸🇴🇸🇴1 год назад

nalkaa loo daaray 20 sano kadib magalada jilip walee xasan sheekh waa guuleystay next ceelbuur next bu,aale yaa somaha

Фото профиля Solar Heavy
Solar Heavy1 год назад

space meets sound

Фото профиля Amina Mohamed
Amina Mohamed1 год назад

Ilaaheey waa caadil waana ka dheereeyay naxariistiisa kuwa naf aan waxba galabsannin gardarro ku dilo. Hotel Shamow, Zoppe 2 jeer, goobo kale oo badan, Sheikh Cabdulqadir casar masjid dhexdiisa lagu dilay & culumo kale, haween nadaafad ka shaqeeynaayo oo la qarxiyay. Subxanallah

Фото профиля Dalkeyga iyo Dadkeyga
Dalkeyga iyo Dadkeyga1 год назад

Ilaaheey ha naga qabto adiga iyo kuwa kuugu fikirka ah oo shacabka masaakiinta muslimiinta ah dhiigooda, maalkooda iyo cirdigooda baneystay ilaahoow waa bil Ramadaan oo 10kii ugu dambeysay lugu jiro Qawaarijtaan naga qabo oo aduunka ku halaag Aamiin aamiin yaa rabi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Фото профиля Sultan Maxamed
Sultan Maxamed1 год назад

Ilaahoow kan anaa aqaano waa dhiigyo cab dhiiga dadka banaaystay ah adaana iiga aqoon badan

Фото профиля Juweiria Aly 🇸🇴
Juweiria Aly 🇸🇴1 год назад

Warkaasaa imarayo markuu Xamar nagu qarxiyo oo caruurta iyo haweenka dhalinta dilo ha dabaal dago. Allahayow adaan ku barinaye khawaarijta AS shartooda naga qabo

Фото профиля Ehelsan Saleban
Ehelsan Saleban1 год назад

Tuug inan gumeda ilahay havushegi katab imisa muslim ah ayuu xasuqay baster

Фото профиля Deeqow Daacad17
Deeqow Daacad171 год назад

warkiisa hal kama jiryo unukaa ka marqaati ah

Фото профиля Ömer 🇹🇷
Ömer 🇹🇷1 год назад

This was yesterday, people on this app need a hobby.

Фото профиля mohamedkhaliif
mohamedkhaliif1 год назад

Illahow waa beentis illahow ciida la go Galo lama dagalamo habeen waliba dad jiifa oo shacab ayey guryaha miino ugu xiran Oo wadada miino u galiya

Фото профиля salim Abdisamad
salim Abdisamad1 год назад

Xnunkii shacabka Ay 20 sano marsiinayen ee shacabku u adkeysanayey Mey hal malin sas uga Ooyayaan. Adkeysta khawarijey

Похожие видео