ๆญฃๅจๅ ่ฝฝ่ง้ข...
่ง้ขๅ ่ฝฝๅคฑ่ดฅ
Ilaahow waa beentiis
12,598 ๆฌก่ง็ โข 1 ๅนดๅ โขvia X (Twitter)
11 ๆก่ฏ่ฎบ

nalkaa loo daaray 20 sano kadib magalada jilip walee xasan sheekh waa guuleystay next ceelbuur next bu,aale yaa somaha

space meets sound

Ilaaheey waa caadil waana ka dheereeyay naxariistiisa kuwa naf aan waxba galabsannin gardarro ku dilo. Hotel Shamow, Zoppe 2 jeer, goobo kale oo badan, Sheikh Cabdulqadir casar masjid dhexdiisa lagu dilay & culumo kale, haween nadaafad ka shaqeeynaayo oo la qarxiyay. Subxanallah

Ilaaheey ha naga qabto adiga iyo kuwa kuugu fikirka ah oo shacabka masaakiinta muslimiinta ah dhiigooda, maalkooda iyo cirdigooda baneystay ilaahoow waa bil Ramadaan oo 10kii ugu dambeysay lugu jiro Qawaarijtaan naga qabo oo aduunka ku halaag Aamiin aamiin yaa rabi ๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด

Ilaahoow kan anaa aqaano waa dhiigyo cab dhiiga dadka banaaystay ah adaana iiga aqoon badan

Warkaasaa imarayo markuu Xamar nagu qarxiyo oo caruurta iyo haweenka dhalinta dilo ha dabaal dago. Allahayow adaan ku barinaye khawaarijta AS shartooda naga qabo

Tuug inan gumeda ilahay havushegi katab imisa muslim ah ayuu xasuqay baster

warkiisa hal kama jiryo unukaa ka marqaati ah

This was yesterday, people on this app need a hobby.

Illahow waa beentis illahow ciida la go Galo lama dagalamo habeen waliba dad jiifa oo shacab ayey guryaha miino ugu xiran Oo wadada miino u galiya

Xnunkii shacabka Ay 20 sano marsiinayen ee shacabku u adkeysanayey Mey hal malin sas uga Ooyayaan. Adkeysta khawarijey
็ธๅ ณ่ง้ข
Cadaalad iyo wadajir waa astaanta Xisbiga JSP.
Abdulkadir Mohamed Nur
15,231 ๆฌก่ง็ โข 4 ไธชๆๅ
Daawo Qisadda; Djibouti Somaalinimada waa laga dagaalamay
Suleiman Hashi
27,028 ๆฌก่ง็ โข 1 ๅนดๅ
