Jadwalkeyga Bishan April.✈️🌎🇸🇴
@Abdijaliilsamow6.8K followers
33,891 views
11 Comments
Comments from the original post on X (Twitter)

@6_somaali
Unique style of putting your views across✅ One of a kind journalist 💯
4 likes

@sensibo
📷 A tough day in the jungle—how does this sloth overcome it? The twist you didn’t see coming
1,907 likes

@sadammo36314664
Wax aan shaqadaada eheen baa heysaa is ma ogid aryaa
3 likes

@YassSomali
😂😂 Waa maadaysi xaqiiq ku dhisan, laakiin way baal marsan tahay anshaxaha wariyenimada. Waad lumisay dhammaan taageerayaashi Madaxweynaha, tareenkiina waad ka hadhay Alxaqiiqah😂😂
1 like

@SomaliFirst_
Ku soco sxb.. 🤣 😂
1 like

@waamokingg
Shaqo culus ayad heysa bro ku soco

@MrShuoriye
Hahaha, legend 💯

@BashiirWabax
Haddaan Nahay Team Daamuljadiid Waxaan Kuleenahay Way Kaa Gadantahay Shaqadan Dalxoreeye Balanteenu Waa Damaashaad Iyo Dalxiis Horay Usoco✈️

@Abdullahimosm
Hhhh, Walee warbahinta iyo magacii Aad jecelaa ee saxafad waxaa sidaan ugalay canug aan garenay xifada iyo waxa ay xabaarsantahay sidaan Wariye am xirfadle saxafadeed baad ku soo aheed oo ilaa BBC walee Dadka noocaan ah waa kuwa dilay Magacii sharafta badanaa.

@SUPERSOMALI252
🤣🤣🤣

@AbdiyarreMoham4
Guuleyso sxb shaqo fcn ayaad haysaa
