Video wird geladen...
Video konnte nicht geladen werden
Meelku sheeg calanki cawale ๐ธ๐ด
13,649 Aufrufe โข vor 1 Jahr โขvia X (Twitter)
11 Kommentare

Ya ku ceebeysan protocol xumada ma Somalia mise UAE oo Marti lo yahey ? Somalida wa dad aad u liito oo Caqliga fooraro su'aashaas Iyaga inaad weydiso aheyd inta Carabi kuso qorto ?

Dawladuhu waxa jira wadooyin badan oo aay arimahan ka hor intanay dhicin lagaga sii wada hadlo wafdiga protocolka u qabilsan HSM ayaa laga raba inay ogadan qaabka iyo protocol ka laracayo markay soo gadhan UAE lakin hadi aad diyarad iska raacdo sidas ayay ku danbaynaysa.

madaxda booqato UAE oo dhan meeshaas fahdiisto bal Ruto na dheh muxuu meesha u tagay aawaye calanka kenye hee

Baa la soo siin ๐

West Coast Delivered โ๏ธ

No one respects a tribal leader

Hilibkaa ku qali jirtay Hargeysa ee ma adeerkaa Aadan Suuro ayaa raacday oo Jilib ayaa tegeysaa mise eedadaa Edna oo gaalada ayaa u geleysaa? Dibjir aan meel laheyn ee dusha ka soo fuulay laangaab Farmaajo meel ma ku geyn karaa is leedahay?!!

They playing him like kid ceeb

Dog ๐ ate my calanki cawale ๐ธ๐ด. ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ

dad cadi ah somalidu maaha, waxad ka hadlaysaan ama aad qabtan dhanka kale ka eega .

Itโs not a state visit you bald clown
