Video wird geladen...

Video konnte nicht geladen werden

Zur Startseite

34,034 Aufrufe โ€ข vor 1 Jahr โ€ขvia X (Twitter)

9 Kommentare

Profilbild von Amina Mohamed
Amina Mohamedvor 1 Jahr

Subxanallah! Waxaan ka xumahay kalmadda towxiidka iyo jihaadka oo aay ka been sheegeen. Cid aan dagaal kugula jirin Muslim & gaalo in la qarxiyo oo qofka naftiisa halligo meel aay Quraโ€™aanka uga taallo ma arkin. Culumada Somaliyeed ayaa noo sheegtay in aay Khawaarij yihiin.

Profilbild von Amina Mohamed
Amina Mohamedvor 1 Jahr

Ha loo midoobo oo ha layska celiyo cadawga diinta ka been sheegay qofka guri yaan laga kireynin haddii aan la aqoonnin qof damiinto hala yimaado laamaha ammaanka halala socodsiiyo qofki cusub ee magaalada soo galo. Ma aha cunsurinnimo ee waa sida reer Waqooyi aay ku badbaadeen.

Profilbild von Sugule Asad Dhugad
Sugule Asad Dhugadvor 1 Jahr

Dadka Soomalidu waxay ubadanyihiin dad aan meel fog gaadhsiisnayn! Magaca "Argagixiso" waxaa samaystay yuhuud, waxaa maal galiya dowlado shisheeye. Soomalidu intii ay arimahaas si qoto dheer ubaadhi lahaayeen oo ay dadka si aqoon leh wax ugu sheegi lahaayeen waxay bilaabeen in ay iyagu isu adeegsadaan kalmadii, Maalin dhawayd waxaan arkayay Masuuliyiin kasoo kala jeeda Somaliland iyo Puntland oo isku eedaynaya, waa wax lagu qoslo. Dhamaan ururada xagjirka ahi waxay ushaqeeyaan (Sidadban) sirdoonka yuhuuda, ka Maraykanka iyo wadano kale oo reergaobeed ubadan, waxayna fuliyaan danahooda, intooda badani se ma oga marka laga reebo dad kooban oo dusha sare jooga. Hadalkaas aan idin leeyay waxaa laga yaabaa ogaanshaha xaqiiqdiisu inay kugu qaadato sanado badan waaba hadii aad samir uleeday in aad wax baadho. Dhalinta yaryar ee ku biiraya kooxaha xagjirka ahi waxay aaminsanyihiin kutaagnaanta dariiqa saxda ah! Badankoodu waxay dhimandoonaan iyaga oo aaminsan sidaas.

Profilbild von Cadaani
Cadaanivor 1 Jahr

Reerkaanu ma aaminsani deegaankooda in ay kunoolaan karaan sidoi kle qaranimada ay sheegtaan ayadana ma aaminsana, markaa si ay koonfurta uso galaan ayay jihaad iyo kiis iskawaal soo dhegsadaan! Awlaadul-abaarso miyaa jihaad mudan mise Awlada koonfurta๐Ÿ˜‚

Profilbild von Balomar
Balomarvor 1 Jahr

@dahir_sodal , Waxaa isweydii mudan goormuu baxaa Daahir Socdaal ,madaama abwaanad NN iyo CBB ay ku biirayaa Khawarinta

Profilbild von kiiko (Amir of Adel)
kiiko (Amir of Adel)vor 1 Jahr

Is he the future jilibist radical from villa morgan๐Ÿ˜ณ๐Ÿคฃ

Profilbild von sayyid ali abdirahman
sayyid ali abdirahmanvor 1 Jahr

Ma garan karo ujeeddada aad u soo qaadatay muuqaalkan balse dhammaan waxa uu ka hadlayaa waa wax quman(saxan). Haday been iyo wax dheeraad ahi ku jirtana kolay adaa garan.

Profilbild von Abdilaahi Awliyo
Abdilaahi Awliyovor 1 Jahr

@Halgamaassc99 Somaliland waa Hooyga Argagixisada

Profilbild von Rooble#Jun26RepOfSomaliland
Rooble#Jun26RepOfSomalilandvor 1 Jahr

Fake news and propaganda. Top leaders of AS are Hawiye followed by Darood.

ร„hnliche Videos