Video wird geladen...
Video konnte nicht geladen werden
Odaygaan kufsi iyo dil justification u sameynaya daawada.
21,640 Aufrufe • vor 1 Jahr •via X (Twitter)
9 Kommentare

Adiga aya qalad u fahmay Sheik Dr Zakir.Naik. Dinta Islamka faham ayay rabta ? Sheikh waxu ka hadlaya hadi Kufsi iyo Dil lagu sameyo hadi ad la imado danbi dhaf ilahey wa ku cafin. Sheikh haka.been aburan ma baneyn Kufsi iyo Dil. If ayu isticmalaya. Dinta Islamka mhan Bitcoin

Ruleska twitter ka waxaan filayaa inaad aqrisay, post hadaad personal aniga ah ka dhigtid adihoo sawirkaaga la baqaaya kudaafadaa laguu dirayaa, I don’t give second chance, ra’yigaaga dhiibo aniga ha igu mashquulin, sawirkaaga soo gasho caay iyo waxaad jeceshahay waa ok 💯

And you are allegedly known to take advantage of young impoverished girls back home? You have no moral ground and should be in jail. Do not take video out of context for the sake of viewership.

Diinta islaamka aya sida qabta oo uu ka hadlaya, ra’yigiisa shaqsiga aha maaha. Do you think that is wrong?

Diintee qabta in kufsi iyo dil ok ay tahay?

The harsh truth is Dr Zakir Naik is way above your league. FYI life’s not all about social media clicks.

Video gaas waa lasoo jarjaray.... Sheikhana waa gaint... Wax lamid ah Zakir Naik majiraan... Iska hubi better to watch full video.

Video shop miyaa?

He said everything can be forgiven except shirk. Kufsi and murder have different set of rules in Islam. He was a little off in explaining it.
