Video wird geladen...
Video konnte nicht geladen werden
💚Ogeysiis Dhalinyarada SL🤍❤️
10 Kommentare

Dadku markay sexdan bay riyoon jireene waa mxay dadkan soo jeeda riyoonaya😀😀

That eyeglasses 🤓 is soo big 😃. When I was young I use to wear eyeglasses 👓 to look a bit older than my real age at that time.

WALAALAYAAL , Walaalayaal, qabyaalada iyo cuqdada gaamurtay oo 32 jirsatay ha ka daalina! Waa la doogiye, yaan la dacaroon! 😉

SL waxaasi aad sheegtay oo dhan dagaalkii Sool ayay ku dumisay. Waxaan filyaa in hada wixii ka danbeey ay dariiqii burburka qaadtay.clan never forms as nation.

@MukhtarAlaska dalka somaliland gormee ictiraafkii siineysaa Garaad 😂😂😂

You’re unreasonably optimistic about ictiraaf walaal. You’re smart, put ur energy in something bigger. U are deep in the bubble you became detached from reality

Somaliland ka rejo dhigimayno waa hantideenii alle ina siiyay hadafkeenu waa inaynu wixii qalooc ah uun ka saaro oo ahnu ka dhigno mid adduunku ku daydo taana inaga samyn karna balanteenu waa somaliland quruxdabadan

Somaliland waa dhiigeenna maaha wax ciyaar inagaga lumi kara amase aynu ka niyadjabayno.

Aniga waxaa farxad ii ah oo aan ku hanweynahay in inantan oo kale iyo dhallinyaro aad u badan oo aqoonyahan ah Somaliland haysato. Masha Allah Somaliland waxay u baahan tahay keliya 50 hablood oo inantan oo kale ah si ay horumar u gaadho.

Delusional lady 🤣
