Loading video...
Video Failed to Load
#ONLF chairman, Mr Abdirahman Mahdi Eid Message.
17,617 views • 1 year ago •via X (Twitter)
11 Comments

Eid Mubarak but your time is over grandpa let the youth you’re talking about take over

Ciid wanaagsan Guddoomiye. Ilaahay baan ka magan galnay in dhulkaa Ogaden (Somali region) aan gumaysi u ogolaanno kadib 40 sano oo halgan ah.

Dagal no bilaaba hadan nahay dhalinyarada somaliyeed dhulkeena waan u dhimaneyna

ONLF , OLF ,Fano & TPLF r tools created by Egyptians & their cronies called Eritreans. The borrowed struggles of z above foreign 4 slave fronts r anti ppl. Lying & fictitious stories r their weapons & their main goals r to impoverish their own ppl to satisfy their foreign bosses.

The ppl of Somalies in Ethiopia r very satisfied with their current status. They r free to govern themselves, to develope & nourish their cultures & languages. The ppl of Ethio Somalies r very busy in building infrastructures to free their ppl from poverty so pls,leave us alone.

Eid Mubarak. Farxad iyo wanaag ku ciida ilhayna Ciida so socota cafimaad ha inago gaadhsiiyo inshaAllah.

Eid Mubarak sidoo kale mudane/Halgame adiga , Ehrlkaaga, asxaabtaada Halgan iyo mislimiintaba. Alle (swt) kii guusha dhaliya ee makraatiga ka noqda dadkiisoo xoroobay hakaa dhigo. Waad ku mahadsantahay inaad masuuliyadda dadka intiisa badani ka caageen, ka carareen..aad qaado

Ciidul caafiya waxaan ilaahay kabaryayaa in ciidan ciideeda na faadhsiiyo anaga oo xor aha nabad qabna barwaaqaysan hna nool sida umadaha ilaahay abuuray ay unoolyihiin Waxaan dhalanay annaga oo xor aha waxaana xaq uleenahay inaan noolaano annaga oo xor iyo xalaal aha

Speaker Johnson: Can you answer 3 questions about President Trump? It’ll only take 60 seconds >>

Ciidul Cafiya

Ciid wanagsan


