Puntland 🫏
@AbdinasirSola59K followers
12,870 views
10 Comments
Comments from the original post on X (Twitter)

@PhiloSomalia
Waa sax in noolaha asxaan loo falo. Only in Puntland can donkeys hitchhike a ride!
5 likes

@WehelieAli
Garowe guriga dameeraha ugu badan ahaan jirtey dhowr & 10 Sano ka hor xagee uu guraan oo iib geeyaan hada wa ku si yaraden sidan maqley ?
4 likes

@mohab9561
😂😂😂. Cambuulo ma cuno, Dameer ma dhaqano ma sidan aya ka danbeysay boowe 😂🙏
1 like

@abdul97624585
2023 hormarka punt land ay ka gaartay dhaqashada dameeraha oo aad uga qeybqaatay kubaca dhaqaalaha puntland
1 like

@harambey72
Ma dhoofin rabaan!
1 like

@YonisYasin1
Miyaa latahribinaya ustaad 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 dhibadanida 😂

@AbdinoorEl8297
Halyay suxufiyada tani waa progpagando kadhana puntland

@NaaniHaykal
😂😂😂 dameer hadii la arko xassan baa la moodayaa waa la tahriibinayaa

@Kudhufu19
😂

@Ibrahim82999901
Caro abgaal ba loo tarxiilaya😂😂
