正在加载视频...
视频加载失败
Somalia’s Golden Era ⭐️😍
10 条评论

@bellaellaaee Thanks to SNM & UFC for giving freedom to every Somali.

@bellaellaaee Alle ha u naxariisto Maxamed Siyad Barre. Dawladi kama dambayn isaga. Bal qiyaas haddii dawladu aysan naga bururi lahayn, horumarna la sii samayn lahaa, Dal lagu soo hirto ayaan ahaan lahayn laakiin waxa nala hadhay waa qabyaalad aan daawo loo hayn.

Allahu naxaristo, Ameen.

@bellaellaaee Allah unaxaristo jaale Siyad

@bellaellaaee Dadkuu waalidkood laayey golden Uma ahayn oo nacaybkii uu beeray bay soomali isaga imaan la'dahay weli ee ninka qabrigiisa udaa abaayo.

@bellaellaaee

@bellaellaaee This demon destroyed our country and all our future generations

@bellaellaaee Afweyne ayaa yiri:- "Waxaa jirtay in maxaa la oran jiray rubuc, wa thuluth, wal khams, wal jinni, MA JIRTO TAAS". Waxaa uu ku jeesjeesay aayadaha Allah ee Diinta Islaamka ayuu ku kufriyey. Allah waa ka aarsaday.Afweyne 10kii Culumada Somaliyed toogtay ee ka dhiidhiyey.

@bellaellaaee One of the greatest leaders of the Horn of Africa 🇪🇷💙🇸🇴

@bellaellaaee
