Loading video...
Video Failed to Load
Somalis don't listen to this?
46,104 views • 1 year ago •via X (Twitter)
11 Comments

Masha Allah! War hooy caano yaa dhamo Markey dhaceyso baaruudda ….. Rasaastaad is dhaaf-dhaafsateen Dhoobo ma aheyne Dhabarada kuwey kaga dhacday Ee yaalo dhiniciina Dhudhumaha kuwaa beelay Ee dhiigu qubanaayo Dhaqtar ma idinkaa geynayo Oo dhayayo boogtooda? Dhamaantiin haddeer sida dhabta ah Wax isma dhaantaane’ ..... Isu dhaama sidan Waa haddii uu joogo dhimirkiinu.

“Idinkon dhiman ba qabriga la idin dhigay” this translates to “y’all have been put in your graves while still alive" metaphorically referring to the leaders who’ve neglected their duties and have become oppressors thus their they wish for his death. 😂 kasongo eeyee mubali nanga

This is Tribal Trash.. @ahmednasirlaw would scream loudly. Good thing Nimeishi eastleigh... tunajua lugha. "We can run this country better,nywele ngumu hana akili".

Kindly forward it to your country acha ujinga hapa Kenya

does this song fit Miami

Dagihi wantoba wanna qaata ayeyo mcn Allahumabarik

Wanaag

To those who are saying forward it to your country not hapa Kenya, if ask you, X ni Kenya?

‘Wario waxaan Damaanynin waa Akhiro oo diman, Daragtaas Xuleisan, aduun lagawaa deef’ This is Complete Reality of the World.

Maashaa Allaah, waa nin da,yar, laakiin kaxikmad badan kuwa maanta xilka haya.

Sisi others tusikize!
Related Videos
Listen to this, don't fall into propaganda traps, facts never change.
शून्य
28,839 views • 20 days ago
