Video wird geladen...

Video konnte nicht geladen werden

Zur Startseite

Taariikh kooban oo ku saabsan Halgankii S.N.M.

18,294 Aufrufe • vor 1 Jahr •via X (Twitter)

10 Kommentare

Profilbild von 🦒
🦒vor 1 Jahr

SNM no longer exists. But the enemy Somalia is still committing a Genocide. The SL administration is out of touch with reality. Do your government job and close our open borders with Faqash.

Profilbild von Yoocada🌳 Sanaagi Girl
Yoocada🌳 Sanaagi Girlvor 1 Jahr

Mute 🔇 Gal SNM waa Taariikh Tagtay Manta Maxaad ku filantahay Ina Kaahinow? Kaligii Mujaahidow Dalkan Manta halgan ku jiraa.

Profilbild von Dr Oran
Dr Oranvor 1 Jahr

Keligii SNM SNM tii magaceeda lagu qaraabi jiray ee lagu maceeshi jiray way soo af jarantay. Way dhamaatay. Kumanaan baa SNM ahaa. Mujaahidiintii SNM maxaad u qabatay? Nimankana maanta SNM ah Nimankanaa maanta mujaahidiin ah Iyagaa abaal marin mudan.

Profilbild von Muj. Martini
Muj. Martinivor 1 Jahr

Tan maanta Waa taariikh 😂

Profilbild von MR. AQ-IQ (Hawd & Reserve Area) #SOMALILAND
MR. AQ-IQ (Hawd & Reserve Area) #SOMALILANDvor 1 Jahr

🤣🤣🤣🤣

Profilbild von Professor Checkmate - Hawd & Reserve Area 🎯
Professor Checkmate - Hawd & Reserve Area 🎯vor 1 Jahr

Whoever controls this account is mentally unstable. Tell him.. him and his friend @musebiihi are not coming back 😂

Profilbild von Mr: GB
Mr: GBvor 1 Jahr

Mute 🔇 gal.

Profilbild von Xaaji Lacag
Xaaji Lacagvor 1 Jahr

Meeshan yaa maamula horta,😂😂😂😂😂😂

Profilbild von Malmal
Malmalvor 1 Jahr

Taariikhta maanta xagee ka joogta? Fadlan orad iska naso oo naga amuus.

Profilbild von M 🇵🇸
M 🇵🇸vor 1 Jahr

😂😂😂😂😂😂 waali cad

Ähnliche Videos

Taariikh ahaan Sanbaloolshe abidkiis labo jeer ayuu doorasho madaxweyne codkiisa ka dhiibtay isaga oo xildhibaan ah, labadiiba wuxuu u codeeyay madaxweyne Daarood ah - 2017 oo uu codkiisa siiyay Omar Abdirashid iyo 2022 oo uu codkiisa siiyay Saciid Deni oo ah ninka uu markii labaad dhisi doono 2026 si sy qayaasi karaan inta aqoonta u leh waloow aanu hadda bannaanka is dhigi karin oo uu Hirshabelle u gaatamayo sii 2027 Ra'isalwasaare u qaato. Marka uu Omar Abdirashid codkiisa siinayay 2017-kii Xasan Shiikh ayaa ka dhigay Agaasimaha NISA, safiirka turkiga iyo safiirka Ingiriiska balse nasiib darro waa ku abaaldhacay. Isaga oo intaas og ayuu bixinta wareeysigaan ku dhiirraday August 2019 si uu u qaldo inta aan xogta dalka la socon. Meelaha aanay jirin qof soomaali ah oo Xasan Shiikh ku gaara ayeey kamid tahay markaan arko sida uu u wanaajiyay kooxdii garab-raratada aheeyd ee Daljir iyo Sanbaloolshe oo kale oo ah rag dhowr jeer qayaanay walina uu dhabarka ku wato. Waxaan jeclaan lahaa in wariyihii 5 sano ka hor wareeysigaan qaaday inuu maanta markale wareeysi kasoo qaado oo uu waydiiyo su'aal ah; Hawiye ayaa maanta madaxweyne ah, adiguna waxaad tahay agaasimaha sirdoonka dalka, wuxuuna taageero ka heystaa labo maamul [Hirshabelle iyo Galmudug] Koonfur Galbeed iyo Madaale] waxaa maanta gacantiisa ka maqan Daaroodkii caadiga ahaa ee maxaa maanta loo socon la'yahay Daaroodkii caadiga ahaa la'aantiis hadii la tixraaco wareeysigii aad bixisay 2019?

Cali Yare Cali

20,288 Aufrufe • vor 1 Jahr