Загрузка видео...

Не удалось загрузить видео

На главную

😡🤬 These people are really, really, really sick whom needs help ASAP. I doubt if they are Somalis — waa wada kurtun kurtun dhalay oo cuqdad dishay oo bani’aadanimadii ka baxay oo Oromadii la sheegi jiray ah💯✅ ma matilaan beesha sharafta leh ee reer Sheekh Bani Isxaaq✅💯 Hadii lasoo...

11,797 просмотров • 2 лет назад •via X (Twitter)

Комментарии: 10

Фото профиля Cosob News Times 🗞️🇺🇸
Cosob News Times 🗞️🇺🇸2 лет назад

Hadi laso qaban wayo aa 😂😂😂 kuwi muqdisho Iyo garowe adku qalaten ya loso qabtey ee aviation ka shaqeynayay kuwani hadal unbey idhadene cardki faqashta la xoqanaya “somaliyeed” ilmada yaxaska pedophilia state of zoomalia inamada yar yar eed kufsatin cadalad ha helaan faqshey

Фото профиля Dayax MindiyeLaqe
Dayax MindiyeLaqe2 лет назад

@CashoCosob Baayo, anigu waxaan u jawaabaa hablaha Sinjiyada Soomaaliyeed ee hoos imaada Dowladda Federaalka ee Somalia🇸🇴☝🏽

Фото профиля Omar Salah
Omar Salah2 лет назад

Gun iyo Caadadeed..!!!!

Фото профиля Dayax MindiyeLaqe
Dayax MindiyeLaqe2 лет назад

And iyo aad Garaad💯

Фото профиля Qodax.SSB👑(Haud&Reserve Area)
Qodax.SSB👑(Haud&Reserve Area)2 лет назад

Sida aad noo necebtay 100 jeer anaaga kaa daran yaa ilmo munaafaq. Ma waxaad moodaysaan in aanunu idin ogayn.

Фото профиля Yassin🇸🇴
Yassin🇸🇴2 лет назад

Yet the federal government gives them money ANNUALLY 😶😐

Фото профиля Goonigoozat🐆
Goonigoozat🐆2 лет назад

Reality iyo run buu sheegay Qodax 👌👌👌

Фото профиля Xawaash -Reer Miyi #RightWing
Xawaash -Reer Miyi #RightWing2 лет назад

Only pure Somali is us, and you know it 🥳

Фото профиля Prof Dhiraawi
Prof Dhiraawi2 лет назад

Gun gun dhashey

Фото профиля Zieliński
Zieliński2 лет назад

Hadaladaasi waa wax aad looga xumaado in dadkaa masiibadu ku dhacday lagu digtaa gef weeyi in loo tacsiyadeeyo ayay mudanyihiin waxaa goblamay waa hooyo iyo aabe somaliyeed markaa waa ceeb in arimahan oo kale siyaasad laga dhax raadiyo

Похожие видео

Saadaalintii Rumawday (inkasto wax badan hadheen) Halkan waxaan ku qabanay barnaamijyo badan oo lagaga hadlayay xaaladda guud ee Somaliland, gaar ahaan xaaladaha colaadeed, midnimada bulshada iyo dagaalladii wakiillada (proxy wars) ee dalka ka dhacay, bari, badhtamaha iyo galbeedka. Qodobadii ugu waaweynaa ee hadalka iyo nuxurku ku soo noqnoqdeen waxa ka mid ahaa: - Suldaan Cabdikariim Faarax: "Geel carruur qaaday ma dheera." in ka badan tobbaneeyo jeer - Aqoonyahan Cumar Xasan : "Somaliland waa dal madax-bannaan, ma aha qabiil (Isaaq)." Sidoo kale, wuxuu golaha hor keenay tusaalooyin muuqda iyo caddeymo taariikheed oo taageeraya hadalkiisa. - Gaboose: "Biddo dharag baa deeqda, gobna xurmo." Dib isku keenista Somaliland waxa gardaadinaya, Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro "Formar Cadwga Gudaha" Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan "Formar la idiinma baahna" Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble " oo lagu xabadaeeyay Goraya cawl" Muddo dhexdeed ah, Somaliland iyadoo ku jirtay xaalad lahayd dhaqan siyaasadeed iyo mid bulsho oo cusub, kana dhalatay tallo saamaysay dhammaan bulshada Somaliland iyada oo aan loo kala soocin gobollo ama beelo, ayay dad badan ku irdhoobeen. Isla muddadaasna waxa indhaha la ga tiri karin oo soo gaadhay dalka Somaliland, dagaallo wakaalladeed oo ka faa'iidaystay xaaladdaha siyaasadeed ee qalloocmay, taas oo dabaylo ka kicisay meelo baddan oo dalka ah, haba kala duwanaato nooca ay ahayde. Siyaasaddii dalka ka jirtay xilligaas way difaaci kari wayaday aragtiyaha ay curisay, wayna fahmi karin dagaallada wakiillada ah ee Somaliland soo gaadhay. Ugu dambayn waxay ku maarayn kari wayday xaaladda, waxaana isku biiray dhaawacyada dhaqankii siyaasadeed ee guracnaa iyo dagaalladii wakiillada ahaa oo faraha ka baxay. Markay halkaa maraysay ayay go'aan ku gaadheen dhaqanka iyo shacabka mideysan ee Somaliland in gebi ahaanba la so gabo gabeeyo oo laga guuro jidkaas. Waxa uu ahaa go'aan horseeday neecaw cusub oo niyad-sami ah inay dib uga curato Somaliland, iyadoo gadh-wadeen ka yihiin dadkii ku irdhoobay ama wax ka tirsanayay talo-xumadii iyo dariiqii la maarayn kari wayay. Barnaamijyadan dhaadheer, oo ay ka soo qayb galeen bulshada ka kala timid lixda gobol ee Somaliland, waxa ka soo baxay saadaallo badan oo maanta qaar badan oo ka mid ahi bilaabeen inay rumoobaan. Waxa weli hadhsan in, maadaama la soo gabagabeeyay gogoshii nabadda ee Ceerigaabo-Badhan ay iman doonan madalo kale lagu kulmi doono si loo ga hadlo nabadaynta iyo midaynta Ceerigaabo-Fiqi Fuliye , amaba laascaanoodba, oo la arko bilow cusub oo nabadeed. Mar kale: "Biddo dharag baa deeqda, gobna xurmo." Somaliland waxay gashay waji cusub oo gobannimo iyo tallo qunyar socod isku ururin, gobannimo-maskaxeed leh, kaas oo cid kasta oo xurmo leh u cuntamaysa kuna so hiranayan, Xata hadayna ka helayn ama ku haysan wax dharag iyo dhac dhac ah.

Gaboose

12,259 просмотров • 1 месяц назад